Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»KASHIFAAD: Qorshaha qarsoon ee Madaxweyne Xasan Sheekh u tegay Magaalada Jigjiga

    KASHIFAAD: Qorshaha qarsoon ee Madaxweyne Xasan Sheekh u tegay Magaalada Jigjiga

    August 12, 2016Updated:August 12, 20162 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mareegta Wadani.com ayaa ogaatay ujeedada safarka madaxweyne Xasan Sheekh ku tegay magaalada Jigjiga ee xarunta is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo dadka qaarkii ku sheegeen inuu ahay socdaal taariikh mugdi ah u soo hooyay Soomaaliya.

    Xasan Sheekh ayaa la sheegay inuu Jigjiga u tegay la kulanka saraakiil ka tirsan Milteriga Itoobiya oo uu doonayo inuu kala hadlo qorshe howlgal balaaran looga sameeyo Koonfurta Soomaaliya ka hor doorashooyinka la filayo inay Soomaaliya ka dhacaan si kooxda Alshabaab  cadaadis loo saaro looga saaro degaanada ay heysato.

    Qorshahan oo milateriga Itoobiya ka cago jiidayay ayay AMISOM diyaarisay, waxaana markii hore qorshuhu ahaa in ugu badnaan wasiirka gaashaandhigga iyo taliyeyaasha ciidamada ay tagaan Jigjiga si saraakiisha abaanduulka Itoobiya ay ugala hadlaan qorshan weerarka Alshabaab, laakiin madaxweyne Xasan Sheekh ayaa soo dhex galay oo go’aansaday inuu isago shaqsiyan la kulmo saraakiishaasi.

    Safarka Xasan Sheekh oo inta badan madaxda dowladda aysan ku niyad sameyn ayaa madaxtooyada Soomaaliya ku wareertay sidii ay u dhigi lahayd, waxaana afhayeenka Madaxtooyada Daa’uud Aweys uu Jigjiga ka soo diray war ku saabsan dad kala duwan oo uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya.

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo olole ugu jira in dib loo soo doorto ayaa doonaya in taageero ay Itoobiya ka siiso in dahul badan oo ka tirsan Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe laga xoreeyo Alshbaab inta aanu xilka ka dhammaan si uu doorasho ugu galo, waxaase muuqata inuu jid khaldan u maray, wuxuuna socdaalkiisa ku soo beegmay xilli Itoobiya xiisado siyaasadeed ka oogan yihiin oo qowmiyadaha Oromada iyo Axmaarada ka hor yimaadeen Tigreega dalkaasi ka taliya.

    Dowladda Itoobiya ayaa diiday inay qabato xilka taliska AMISOM, waxaana ay shuruud uga dhigtay qodobo ka careysiiyay dowladaha kale ee AMISOM ka tirsan, taasoo keentay in 5 bilood kadib xilkaasi loo magacaabo taliye Jabuutiyaan ah.

    AKHRI:  

    http://goobjooge.com/xog-qorshe-ciidamo-itoobiyaan-ah-lagu-keeni-lahaa-muqdisho-oo-la-isku-heysto/

    Wadani.com

    AMISOM Itoobiya Jigjiga safarka Xasan Sheekh ee Jigjiga Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNASASHADA JIMCAHA No.4 (W/Q: Prof. Yaxye Sh. Camir)
    Next Article Madaxweynaha Kilinka 5-aad oo aflagaado & cambaareyn u diray Qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada [VIDEO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo