Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ra’iisal wasaaraha oo heshiis uu la galay urur NGO ah ku magacaabay Xil ku cusub dowladda Soomaaliya

    Ra’iisal wasaaraha oo heshiis uu la galay urur NGO ah ku magacaabay Xil ku cusub dowladda Soomaaliya

    August 21, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa muddooyinkan dambe lasoo baxay dardar weyn oo ku saabsan inuu sameeyo xil ka qaadis iyo magacaabid mas’uuliyiin kala duwan xilligan oo xiisad siyaasadeed oo kacsan ka jirto hay’adaha dowladda federaalka oo ka dhalatay mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha.

    MARYAN IIDA
    Maryan Yaasin Xaaji Yusuf : Agaasimihii Fulinta ururka IIDA

    Magacaabidii ugu dambeysay oo si la yaab leh ku dhacday waxay muujineysaa sida Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke u magacaabo shaqsiyaadka xilalka loo dhiibayo iyo kuwa laga qaadayo.

    Markii uu shalay soo dhammaaday shirkii Golaha wasiirada ayuu ra’iisal wasaaraha shir gaara isugu yeeray dhowr wasiir iyo xubno ka socday ururada bulshada ee dalka ka jira, wuxuuna shirkaasi uga dhawaaqay inuu magacaabay Ergeyga gaarka ah ee Xaquuqda Caruurta iyo Tahriibayaasha u qaabilsan haweeneyda lagu magacaaaboo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf, iyadoo la sheegay in Ra’iisal Wasaaruhu arkay  baahida loo qabo xoojinta iyo horumarinta xaquuqda caruurta iyo tahriibayaasha. Waa jagadii ugu horeysay ee nooceeda ah oo dalka lag sameeyo, iyagoo toos u hoos tegi doonta xafiiska Ra’iisal wasaaraah..

    Maryan Yaasin Xaaji Yusuf waxay ahayd Agaasimihii Fulinta ee hay’adda IIDA, waxayna wararku sheegayaan in magacaabideeda uu ka danbeeyay heshiis ururkaasi iyo Ra’iisal wasaaraha dhex maray oo salka ku haya mashruuc laga helay Midowga Yurub oo Ra’iisal wasaaruhu iyo ururka IIDA ay heshiiyeen inuu ururkaasi fuliyo is afgarad hoosena lagu gaaray in dowladda aanay waxba ka ogaan oo isla qof ka mida ururkaasi loo magacaabo.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Maryan Yaasiin Ra'iisal wasaaraha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Faarax C/qaadir: “Wixii laga sugayay xildhibaanada ma ahayn Mooshin…” (DAAWO)
    Next Article Mooshinka Madaxweynaha iyo Qodobada Dastuuriga ah ee la isku haysto (Faahfaahin)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo