Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Ra’iisal Wasaaraha oo ku gacan seyray waanwaan ay soo jeedisay IGAD

    Ra’iisal Wasaaraha oo ku gacan seyray waanwaan ay soo jeedisay IGAD

    November 5, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Ra'iisal Wasaaraha iyo Wakiilka IGAD
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ku gacan seyray waanwaan ay usoo jeediyeen wakiilka IGAD u qaabisan Soomaaliya Maxamed Abdi Afey iyo Gen. Gabre oo xafiiskiisa uu ku qaabilay, wuxuuna ku adkeystay inuusan waanwaan ka galeynin ololaha uu wado madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo si cad ugu sheegay inay ku qanciyaan madaxweynaha inuu faraha kala baxo howsha golaha wasiirada.

    [ot-caption title=”RA’IISAL WASAARAHA IYO WAKIILKA IGAD” url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2014/11/Afwy-weli.jpg”]

    Labada xubnood ee IGAD oo imaanshahooda Muqdisho aan laga war heyn ayaa si toos ah u dhex galay iyadoo wararku sheegayaan inuu arrintaas ka dalbaday wasiirkii hore ee garsoorka Faarax Sheekh C/qaadir, kaasoo heshiis gaara kala dhaxeeyo labada nin ee IGAD u metela Soomaaliya oo si weyn ugu milmay siyaasadda Soomaaliya.

    Ra’iisal wasaare C/weli ayaa xogta ay heshay Wadani.com sheegeysaa inuu diiday gorgortan uu ka galo khilaafka kala dhaxeeya madaxweynaha, wuxuuna si cad u diiday inuu ka noqdo isku shaandheyntii uu dhowaan ku sameeyay qaar ka mida golaha wasiirada, taasoo ahayd wixii ay ka dalbadeen Maxamed Cabdi Afey iyo Gen. Gabre.

    Dhinaca madaxweynaha waxaa wadahadalka ugu jira Faarax Sheekh C/qaadir oo safaaradda Itoobiya ee Muqdisho kulamo kula yeeshay Wakiilka IGAD iyo Gen. Gabre, waxayna hore saddexdan u soo dhiraandhiriyeen heshiiskii Jubbooyinka, waxayna hadda shirko ku yihiin maamul u sameynta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

     

     

     

    IGAD waanwaan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanad Sareedo: “Waan qaadaneynaa laaluush, cid aan ka baqeyno ma jirto”
    Next Article Yaa ku haboon inuu is casilo Ra’iisal wasaare C/weli iyo Wasiir Faarax?

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo