Thursday, May 15, 2025

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo la siiyay magaca “Khaliif Qaadiriyo”

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa ka qeyb galay xalay xaflad soo dhoweyn ah oo maamulka Gobolka Banaadir ugu sameeyay xaruntooda. Xafladaas oo si weyn loogu soo bandhigay heeso iyo shirib soo dhoweyn xamaasad leh, ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan golayaasha dowladda.

RA'IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID OO TUSBAX IYO KOOFI KU LEBISAN
RA’IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID OO TUSBAX IYO KOOFI KU LEBISAN

Arrinta la yaabka leh ee halkaasi ka dhacday waxay ahayd in Culimaa’udiinka Dariiqada Qaadiriya ay Ra’iisal wasaaraha guddoonsiiyeen Koofi iyo tusbax qoorta loo geliyay, iyadoo sheegay inuu Cumar C/rashiid laga dhigay “Khaliif Qaadiryo” isagoo hadda kadib dadka u khidmeyn doono.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab ayaa iska ka hadlay Khaliifnimada la siiyay Cumar C/rashiid wuxuuna ku hanbalyeeyay tusbaxa la gudoonsiiyay ee qoorta loo geliyay Ra’iisal wasaaraha.

Ad

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON