Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Ra’iisal wasaraha Somaliya oo socdaalkii labaad in ka yar 2 bilood ku jooga Qatar (Akhriso faahfaahin)

    Ra’iisal wasaraha Somaliya oo socdaalkii labaad in ka yar 2 bilood ku jooga Qatar (Akhriso faahfaahin)

    May 11, 2015Updated:May 11, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke  iqatar2yo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galaya shir goboleed ka socda magaaalda Doxa ee dalka Qadar. Shirkan ayaa loogu magac daray Shirka 15aad ee Kobcinta Dhaqaalaha mustaqbalka ee Bariga dhexe 15th (Doha Forum and the Enriching the Middle East’s Economic Future) ayaan la ogeyn wax ka quseeya Soomaaliya iyo danta ugu jirta marka laga reebo socdaalada joogtada ah ee madaxda dalka caadeysteen inay sahay safar u qaataan.

    Guud ahaa shirkan oo xaaladaha Bariga Dhexe looga hadlo mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa waxay ku kooban yihiin:

    Ra’iisal wasaare ku xigeenka Ciraaq Iyaad Callaawi

    Madaxweynihii hore ee Tunisia Munsif Al-maruqi

    iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo qura, shirarkii hore ayay madax xilalka haya ka qeybgeli jireen balse shirkan waxaa ka baaqsaday mas,uuliyiin badan oo shirkani quseeyay degaankooda dartiis. Waa soctaalkii labaad ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ku tago dalka Qatar muddo laba bilood gudahood ah iyadoo aakhirkii bishii Maarso uu dalkaasi booqday.

    Waxaa shirka furay Amiir ku xigeenka Qatar Sheekh Cabdalla Bin Xamad Althani oo khudbadiisii uga hadlay khilaafaadka Bariga dhexe iyo doorkii Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee sii yaraanaya. Amiirka ayaa sidoo kale la kulmay xubnaha shirka ka qeyb galaya.qatar

    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa 100 maalmood ee uu xafiiska joogay muddo 30 maalmood ka badan ku qaatay safarro uu dibadda ku tegay, taasoo mararka qaarkood keentay inay qabsoomi waayaan shirarka Golihiisa wasiirada, wuxuuna qarka u saaran yahay inuu dhinaca safarrad ka qaado madaxweyne Xasan Sheekh oo ah mas’uulka ugu socdaalka badan madaxda dowladda Federaalka.

    Socdaalka madaxda ayaa waxaa ku baxa lacago fara badan oo aan xisaab lahayn oo khasnadda dhexe lagala baxo, waxayna dhalisaa in shaqaalaha dowladda ay mushaarkoodii saameyn ku yeelato, dhowaan ayay ahayd markii la bilaabay in la bixiyo mushaarka bishii Febraayo 2015 ee shaqaalaha dowladda.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML”]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Cumar C/rashiid Doxa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukuumadda Soomaaliya oo si rasmi ah ugu dhawaaqeysa maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe
    Next Article Safiir Madaxweynaha Obama u soo magacaabay Soomaaliya oo iska diiday xilkaasi

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo