Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Ruushka oo Gantaalkii ugu horeeyay ee ‘Hypersonic’ ah ku riday dalka Ukraine iyo Qasaaraha..

    Ruushka oo Gantaalkii ugu horeeyay ee ‘Hypersonic’ ah ku riday dalka Ukraine iyo Qasaaraha..

    March 19, 2022Updated:March 19, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ruushka oo Gantaal aan hore loo adeegsan ku burburiyey Bakhaarada Hubkii Reer Galbeedku siiyay Dalka Ukraine (Sawirro)

    Dowladda Ruushka ayaa markii ugu horreysay shaaciay inay adeegsaday gantaallada casriga ah ee ‘Kinzhal hypersonic’ oo lagu riday Galbeedka dalka Ukraine.

    Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay maanta, in gantaalladaasi lagu burburiyay goob hubka lagu keydiyo oo ku taalla dhulka hoostiisa galbeedka dalka Ukraine.

    Wakaaladda wararka ee dawladda ee RIA Novosti ayaa sheegtay inay ahayd markii ugu horreysay ee la isticmaalo hubka Kinzhal hypersonic intii lagu jiray dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine.

    Gantaalkan ayuu Ruusku ku tilmaamaa mid ‘aan la joojin karin’ oo dhammaan hubka reer Galbeedka ee difaacyada hadda jira, aanay ka hortegi karin, wuxuuna gaaraya masaafo dhan 1,250 mayl, isagoo awood inuu qaado madaxyada nukliyeerka.

    Gantaalaha Kinzhal ee hawada sare laga rido dhulkana waxa ka burburiya, waxay Ruushku la beegsadeen Bakhaar weyn oo dhulka hoostiisa ah oo ay ku jiraan gantaalada iyo rasaasta reer Galbeedka u direen dalka Ukraine, waaaana qaraxyo waaweyn laga maqlaytuulada Delatyn ee gobolka Ivano-Frankivsk.

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa gantaalkan ku tilmaamay ‘hub ku habboon’ kaasoo jaraya xawaare 10 laab ka badan dhawaaqa, kana gudbi kara hababka difaaca hawada ee Reer Galbeedka.

    Deliatyn, oo ah tuulo ku taal cirifka buuraha Carpathian, waxay ka baxsan tahay magaalada Ivano-Frankivsk. Gobolka Ivano-Frankivsk wuxuu xuduud dheer oo 30-mile ah la wadaagaa dalka Romania oo xubin ka ah NATO.

    Pictured: A video screen grab showing a test of the Kh-47M2 Kinzhal, dubbed 'an ideal weapon' by Vladimir Putin (file photo)
    The missile can carry both conventional weapons and nuclear warheads, and can be launched from fighter jets - including Tu-22M3 bombers or MiG-31K interceptors. Pictured: The missile is seen being carried by a MiG-31K during a fly-over of Moscow's Red Square in 2018
    An airman checks a Russian Air Force MiG-31 fighter jet prior a flight with Kinzhal hypersonic missile during a drill in an unknown location in Russia, in this still image taken from video released February 19, 2022
    Kinzhal hypersonic Russia Ukraine UkraineTop Vladamir Putin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaddii ‘Deni’ u tartamayo madaxnimada Somaliya waa inuu sheegaa xilkana wareejiyaa (Qormo)
    Next Article Jubbaland oo si Degdega kusoo saaray Laba Kursi (Xildhibaanka Bedelay C/rxmaan Dheere)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo