Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Saddexda Mas’uul ee saameynta ugu xun uu ku reebay Heshiiskii Doorashada 2020/2021 (Akhriso)

    Saddexda Mas’uul ee saameynta ugu xun uu ku reebay Heshiiskii Doorashada 2020/2021 (Akhriso)

    September 19, 2020Updated:September 25, 20202 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Heshiiskii Doorashada ee ay Muqdisho ku gareen Madaxda Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Maamulka G/Banaadir wuxuu ka dhignaa gabagabada Mudo xileedkii dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, balse wuxuu saameynta ugu weyn ku reebay saddex mas’uul oo si toos ay iyo si dadban ugu lug lahaa.

    MADAXWEYNE MAXAMED C/LLAAHI FARMAAJO

    Waa mas’uulka ugu weyn ee Heshiiskaasi uu galaaftay, wuxuuna ka dhigay Madaxweyne aan wax tariikh ah oo waxbqabad uga tegi doonin Villa Somalia afartii Sano ee uu joogay. Khudbadii uu xalay ka jeediyey xafladii gunaanadka ayaana bannaanka soo dhigtay qorshe la’aantiisa iyo sida jid waliba uga soo xirmay, kadibna ku ogolaaday Doorasho Dadban.

    • Saddexda Fursad ee Farmaajo ku lumiyey Kursiga Madaxweynaha iyo saameynta mustaqbalkiisa (Akhriso)

    Madaxweyne Farmaajo inkastoo aanu Heshiiskaasi raali ka ahayn, haddana wuxuu ku qasbanaaday inuu qaato, kana dhaadhiciyo Baarlamaanka, mar haddii aanay jirin meel kale oo arrinta looga wareego oo aan ka ahayn kala tag iyo qalalaase.

    XALIIMO-YAREY IYO GUDDIGEEDII DOORASHOOINKA QARAN

    Guddigan oo sanadkii 2016 iyagoo jira laga wareejiyey Doorashadii dadbaneyd ee Dowladii Xasan Sheekh ayaa haddana nasiib darro la seejiyey inuu qabo Doorashada 2020/2021, taasina waxay ka dhigan tahay in Guddigan sidaas ku kala tago marka uu dhaco waqtigiisa July 2021.

    Xaliimo Yarey oo ka mid ahayd mas’uuliyiinta ugu awoodda badan xilliyadan, waxay hadda ku jirtaa xilliyadii ugu danbeeyay oo saameynteeda siyaasadeed ay meesha kasii baxeyso, lamana hubo xitaa inay Doorashada 2024/2025 qaban karaan, sida Madaxweyne Farmaajo u saadaaliyay.

    GUDDOOMIYAHA G/BANAADIR -CUMAR FILISH-

    Inkastoo uu ka qeyb galay shirarkii Dhuusmaareeb 3 iyo Muqdisho, haddana gudooomiyaha Gobolka Banaadir wax door ah kuma lahayn Heshiisyadaasi, marka laga reebo in fadhiga lagu camirtay, waxaana lasoo hadal qaadin 13-kii xubnood ee Golaha shacabka u qoondeeyay dadka Muqdisho inay ku yeeshaan Aqalka Sare.

    Guddoomiye Cumar Filish ahaa joogaha-maqan ee shirarkii Heshiisyada Doorashada, iyadoo waliba Muqdisho dadekeda aysan waxba dooran doonin, balse kuraas badan lagu dooran doono, waxaana ugu waan inuu ahaa mas’uul magacaabis ku yimid oo aanay cidna soo dooran.

    Saddexda Fursad ee Farmaajo ku lumiyey Kursiga Madaxweynaha iyo saameynta mustaqbalkiisa (Akhriso)
    Madaxweyne Farmaajo oo kashifay Laba sabab oo ku qasabtay inuu ka tanaasulo Doorasho Qof iyo Cod ah
    Cumar Filish Doorashada 2020/2021 Farmaajo Top Xaliimo yarey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGanacsiga Soomaalida oo toos ugu xirmay Dekadaha Turkiga iyo Jabuuti (Ku-tiirsanaantii Imaaraadka oo dhammaatay)
    Next Article Xisbiga JDP oo soo jeediyey in Jadwal loo sameeyo Doorashada Xildhibaannada iyo Madaxweynaha

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo