Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Safaaradda Mareykanka oo beenisay inay u guureyso Somalia [Wareysigii VOA-da oo laga daba yimid-AKHRISO]

    Safaaradda Mareykanka oo beenisay inay u guureyso Somalia [Wareysigii VOA-da oo laga daba yimid-AKHRISO]

    November 23, 2018Updated:November 24, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Somalia, Donald Yamamoto, ayaa Wareysi siiyey VOA-da Laanteeda Af-soomaaliga, isadoo uga hadlay duqeymaha iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Mareykanka uu wado, khilaafka maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe, ciidamada Somalia.

    Wareysiga Safiirka ayuu ku sheegay in isaga iyo kooxdiisa shaqada ay ku tala jiraan in ay u guuraan magaalada Muqdisho, kun shaqeeyaan waxaana wareysiga qaaday weriye Sahra Cabdi Axmed, laakiin safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa ka daba timid wareysiga, iyadoo saxay qodob ku jiray oo aan sax ahayn.

    Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in wareysiga Danjire Yamamoto ee VOA-da ka baxay 23-ka Novembar iyo farriinta ay twitter-ka ku qortay weriye Sahra Abdi ee ku saabsan “In Safaaradda Nairobi ay u guureyso Somalia horaanta bisha December ee sanadkan” aanu ahayn war si sax ah uga tarjumaya wareysigii lala yeeshay Safiirka.

    Warka ayaa lagu xaqiijiyey inay diblomaasiyiinta Mareykanka ay si isdaba joog ah u tagaan magaalada Muqdisho, ayna ku talo jiraan sidii diblomaasiyiin fadhi joogto ah Soomaaliya ay u yeelan lahaayeen

    HOOS KA AKHRI QORAALKA SAFAARADDA
    November 23, 2018
    Clarification after VOA Interview with Ambassador Yamamoto
    Nairobi, Kenya – Ambassador Yamamoto on November 23 was interviewed by VOA Journalist Sahra Abdi Ahmed. Her Tweet that, “the U.S. Embassy in Nairobi would move to Somalia, as early as December this year” does not accurately reflect what was stated during the interview. The United States is committed to strengthening ties and promoting stability in Somalia and, as such, Department personnel currently travel to Mogadishu on a recurring basis for diplomatic engagement. The United States is in the process of re-establishing a permanent diplomatic presence in Somalia.

    HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

    https://av.voanews.com/clips/VSO/2018/11/23/1147fb77-7979-4888-bf85-183b87cf96bc_32k.mp3
    Donald Yamamoto Somalia Top US VOA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTurkish, Somali presidents meet in Istanbul
    Next Article Wafdigii Madaxweynaha Somalia oo gaaray Magaalada Kampala, lana kulmaya Madaxweyne Musaveni

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo