Browsing: VOA
Xog kale oo dheeraad ah ayaa laga helay dhalinyarrada askarta ah ee ku maqan dalka Eritrea, iyadoo lasoo bandhigay xaalada…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay 18-kii October 2019-kii, taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey.
Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad…
Ciidamada Soomaaliya ee tababarka loo geeyay dalka Eritrea waxay soo bilaabatay safarkii uu Madaxweyne Farmaajo ku tegay dalka Eritrea Septembar…
Maraykanka ayaa maalmo gudahood ciidamadiisa kala baxaya Soomaaliya, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Iyadoo la galay diyaargarowga Doorashada Federaalka 2020/2021 ayaa si weyn looga deyrinayaa Guddiyada Doorashada ee magacaabay, waxaana laga digayaa inu…
Iyadoo aanu weli soo bixin baaritaanka rasmiga ah ee lagu sameeynayo Diyaaradeed Shirkadda African Express ee lagu soo riday Magaalada…
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu yar ee lagu baaro cudurka Covid-19, iyadoo ilaa iminka dad ka yar 1200 qof oo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xeer ilaalinta Qaranka u gudbisay Dacwad ay kusoo oogtay…
Qoraal kasoo baxay Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay inay tallaabo sharci ah ka qaadeyso weriyaha…
Madaxda hoggaamisa Dowladda Soomaaliya ee xilligan xilka haya ayaa lagu sheegay inay yihiin kuwii ugu xumaa ee laaluush u adeegsada…
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Somalia, Donald Yamamoto, ayaa Wareysi siiyey VOA-da Laanteeda Af-soomaaliga, isadoo uga hadlay duqeymaha iyo dagaalka…
Taliye xigeenkii Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed ayaa xog badan ku soo bandhigay wareysi uu bixiyey isagoo ka hadlay arrimo fara…
Barnaamijka dabagalka ee VOA-da ayaa soo bandhigay Hub isugu jira Qoryo iyo Bistoolado oo taliyaha Gobolka Banadir ee NISA uu…
Lacago ka badan 24 Milyan oo Dollar ayaa dawladda Soomaaliya uga lunta shirkadaha Qandaraaska ka haysta Qaramada Midoobay oo baal…
Sanad ayaa u buuxsamay Madaxweyne Farmaajo. Haddaba maxaa muddadaasi uu xilka hayay u qabsoomay, maxaase u qabsoomi waayay.? HOOS KA…
Marka hore waad salaaman tihiin,
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhoweyd la xiray weriyihii Idaacadda VOA-da laanteeda Afka…
Waxaa sii kordhaya walaaca weyn ee laga qabo in maamulka hawada Soomaaliya u gacangalo dowladaha deriska la ah Soomaaliya sida…
