Safaaradda Soomaalida ee dalka India ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda maxaabiista Soomaalida ee ku xiran dalka India.
Safaaradda ayaa sheegtay in wararka laga faafiyay maxaabiista ay yihiin been abuur, waxaana halkan hoose ku lifaaqan qoraalka safaaradda iyo qareenka Hindiga ah ee u doodaya maxaabiista Soomaalida.
AKHRISO