Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Safiir Mareykan ay oo Maxkamad loo soo taagay Lacag uu ku qaatay ka shaqeynta Danaha dalka Qatar

    Safiir Mareykan ay oo Maxkamad loo soo taagay Lacag uu ku qaatay ka shaqeynta Danaha dalka Qatar

    May 2, 2022Updated:May 2, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Safiirkii hore rr dalka Mareykanka u fadhiyey dalka Pakistan ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, isla markaana uu aqbalay safar raaxo, isagoo ah danjiraha Mareykanka ee Pakistan, sida ay muujiyeen dokumentiyo maxkamadeed.

    Ninkan oo lagu magacaabo Richard Olson, oo sidoo kale soo noqday danjiraha Mareykanka ee Imaaraadka Carabta, iyo wakiilka gaarka ah ee Afghanistan iyo Pakistan, ayaa lasoo taagay maxkamad federaal ayada oo lagu eedeeyey inuu jebiyey sharciga xadidaya in loo ololeeyo dal shisheeye sanad gudihiis marka xafiiska laga tago.

    Sida lagu sheegay dacwadda lagu soo oogay, Olosn oo xilligaas ahaa safiirka Mareykanka ee Pakistan ayaa 2015 wuxuu magaalada Los Angeles kula kulmay nin Pakistani Mareykan ah oo usoo jeediyey la shaqeynta ganacsade ku sugan Bahrain.

    Ninka Pakistani Mareykanka ah, oo aan la shaacin, ayaa kadib agaasimay safar deg deg oo ay ku aadeen London si ay uga wada-hadlaan iskaashigooda, ayada oo Olson uu ku guul-darreystay inuu shaaciyo $19,000 oo loo siiyey ticket first class, jiifka hotel qaali ah iyo cunno, sida ay sheegeen dacwad-oogayaasha.

    Ganacsadaha ayaa kadib Olson usoo jeediyey hal sano oo qandaraas ah oo ku kacaya $300,000 kadib marka uu ka tegay shaqadiisa diblomaasi, sida ku cad dukumentiyada dacwadda.

    Olson ayaa waxaa markii hore la weydiistay inuu dowladda Qatar uga ololeeyo Washington, si kastamka Mareykanka ay u ogolaadaan inay xafiis dadka lagu soo baaro ka sameystaan garoonka diyaaradah Doha, taasi oo sahleysa safarka labada dal.

    Safiirka hore ayaa waxaa kadib la weydiistay inuu dowladda Qatar caawiyo xilli ay wajaheysay xanibaado kaga yimid dalalka deriska la ah ee Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta.

    Taas beddelkeed, sarkaal ka tirsan dowladda Qatar ayaa kadib ninka Pakistani Mareykanka ah usoo diray $5.8 milyan oo dollar, kaasi oo kadib lasoo xiriiray Olson, sida dacwadda lagu sheegay.

    Olson ayaa qirtay dambiyada lagu soo oogay, ayada oo kiiskiisa laga soo wareejiyey gobolka California oo la keenay magaalada Washington.

    Qatar Richard Olson US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQalalaase ka dhacay Goob lagu tukanayey Salaadii Ciidul Fitriga ee magaalada Addis Ababa
    Next Article Musharixiinta Madaxweynaha ee Xildhibaannada noqday iyo Kuwa ku fashilmay (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo