Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Maqal & Muuqaal»Sawirradii Xusuusta reebay ee Qarixii Soobe & Jawaaabtii Dadka Soomaaliyeed [DAAWO SAWIRRO]

    Sawirradii Xusuusta reebay ee Qarixii Soobe & Jawaaabtii Dadka Soomaaliyeed [DAAWO SAWIRRO]

    October 20, 2017Updated:October 13, 20182 Mins Read Maqal & Muuqaal
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida dowladda Soomaaliya ay sheegtay, ugu yaraan 281 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 300 oo kalena way ku dhaawacmeen qaraxa. Dad badan oo ka careysan ayaana isugu soo baxay dhowr magaalo.

    Koox dhallinyaro ah oo ka qeybgalaya howlaha gurmadka ee lagu raadinayo dadka lagu la'yahay qarixii sabtidii ka dhacay isgoyska Soobe

    Koox dhallinyaro ah oo ka qeybgalaya howlaha gurmadka ee lagu raadinayo dadka lagu la’yahay qarixii sabtidii ka dhacay isgoyska Soobe

    Waa sawirka aadka u soo jiitay indhaha Caalamka; Nin dhallinyaro ah oo dhunkanaya askari ka caawinaya howsha nadaafadda iyo gurmadka

    Dibadbax ka dhan ah weerarkii Sabtidii iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Soomaaliya ka did markii dad badan ay dhinteen.

    Dibadbax ka dhan ah weerarkii Sabtidii iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Soomaaliya ka did markii dad badan ay dhinteen.

    Dad isugu soo baxay Nairobi oo dhiig u shubayay dadkii ku dhaawacmay qaraxa

    Dad isugu soo baxay Nairobi oo dhiig u shubayay dadkii ku dhaawacmay qaraxa

    Madaxweyne Farmaajo oo tagay garoonka Koonis ee Muqdisho ayaa salaamay qaar ka mid ah dadkii isu soo baxay ka hor intuusan khudbo jeedin

    Madaxweyne Farmaajo oo tagay garoonka Koonis ee Muqdisho ayaa salaamay qaar ka mid ah dadkii isu soo baxay ka hor intuusan khudbo jeedin

    Qaraxa oo ahaa mid aad u xoog badan wuxuu baabi'iyay dhul ballaaran

    Qaraxa oo ahaa mid aad u xoog badan wuxuu baabi’iyay dhul ballaaran

    Qof dhaawac ah oo laga soo saaray burburka hoostiisa, laba maalmood ka dib markuu qaraxa dhacay

    Qof dhaawac ah oo laga soo saaray burburka hoostiisa, laba maalmood ka dib markuu qaraxa dhacay. Waxaa magaciisa lagu sheegay Cise Xuseen

    Meeshan waxaa ku yaalay hoteel iyo xarumo ganacsi oo gebi ahaanba burburay

    Meeshan waxaa ku yaalay hoteel iyo xarumo ganacsi oo gebi ahaanba burburay

    Dabaqa Soobe ayuu qaraxa gaaray, waxaana ka muuqdo gee dumay

    Dabaqa Soobe ayuu qaraxa gaaray, waxaana ka muuqdo gee dumay

    Balse maalmo ka dib, waddada dayactir ayaa lagu billaabay si nolosha caadi ugu soo noqoto

    Balse maalmo ka dib, waddada dayactir ayaa lagu billaabay si nolosha caadi ugu soo noqoto

    Sidoo kale, dadkii guryaha ay ka dumeen ayaa dib u dhis billlabay, taas oo muujineysa "in aanan la niyad jabin oo adkeysi la muujinayo," asida uu sheegay maayarka Muqdisho

    Sidoo kale, dadkii guryaha ay ka dumeen ayaa dib u dhis billlabay, taas oo muujineysa “in aanan la niyad jabin oo adkeysi la muujinayo,” asida uu sheegay maayarka Muqdisho

    Askarta iyo shacabka umaysan kala harin howsha gurmadka "taas oo muujisay in si guud looga midoobay weerarkii sabtidii ka dhacay Muqdisho"

    Askarta iyo shacabka umaysan kala harin howsha gurmadka “taas oo muujisay in si guud looga midoobay weerarkii sabtidii ka dhacay Muqdisho”

    Xanaaqa ka dhashay qarixii Soobe wuxuu gaaray gobollada oo dhan oo dad badan ay isugu soo bexeen

    Xanaaqa ka dhashay qarixii Soobe wuxuu gaaray gobollada oo dhan oo dad badan ay isugu soo bexeen

    Dadka dibadbaxay waxaa u badnaa dhallinyaro; sidoo kale dadka ugu badan ee qaraxa ku dhintay waxay ahaayeeen dhallinyaro sida ka muuqatay sawirrada la baahiyay

    Dadka dibadbaxay waxaa u badnaa dhallinyaro; sidoo kale dadka ugu badan ee qaraxa ku dhintay waxay ahaayeeen dhallinyaro sida ka muuqatay sawirrada la baahiyay

    Waxaa sawirka ka muuqdo meesha uu gaariga ku qarxay

    Waxaa sawirka ka muuqdo meesha uu gaariga ku qarxay. waddada way burburtay

    Muqdisho Sawirrada Qaraxii Soope Sawirro Zope
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDHACDO NAADIR AH: “Wasiirka Caafimaadka oo jilbaha qabsatay Oday si wiilkiisa loo badbaadiyo..” [Akhriso]
    Next Article Yaa loo magacabayaa Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Soomaaliya..? [Akhriso xubnaha la saadaalinayo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo