Sawirro cusub ayaa laga helay burburkii uu geystay weerarkii xalay lagu qaaday laba ka mida baararka waaweyn ee magaalada Muqdisho.
Muuqaalada ayaa muujinaya heerka uu gaarsiisnaa qaraxa iyo qasaaraha gaaray dhismooyinka iyo goobta waxa ka dhacay.
Dad gaaraya 19 qof ayaa ku dhintay weerarrka oo Alshabaab ay sheegatay inay qaadeen, waxaana ku dhaawacmay 30 kale.
SAWIRRO