Dad badan ayaa ku dhintay qarax xoog leh oo maanta ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyaya waxyaabaha ayaa wararku sheegayaan inay ku dhinteen dad ku dhow 10 qof.
Weriyeyaasha goobta tegay ayaa soo sheegay inay arkeen meydadka 4 – 6 qof, waxaana goobta laga qaaday dhaawacyo ka badan 10 kale.
DAAWO SAWIRRADII UGU DAMNBEEYAY
GOOBJOOGE