Sawirradii ugu horeeyay ee laga helo qaraxa lala beegsaday xarunta Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa muujinaya inay gebi ahaanba burburtay xaruntii degmada.
Qarax oo ahaa mid aad u weyn oo qasaare badan geystay ayaa waxaa sheegatay kooxda Alshabaab, waxaana loo adeegsaday gaari laga buuxiyay waxyaabaha qarxa oo khudaar lagu hoos qariyay.
SAWIRRO