Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysaa Qarax lagu weeraray saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.
8 Qof ayaa ku dhintay qarax iyadoo 12 kale ay ku dhaawacmeen, waxaana burbur xoog leh soo gaaray saldhigga iyo guryaha ku dhowaa, iyadoo la xiray isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.
Waa qarixii saddexaad ee Alshabaab ka fuliso magaalada Muqdisho muddo 9 maalmood gudahood ah, iyadoo hore loo sheegay in ammaanka Muqdisho wax weyn laga qabtay.
SAWIRRO