Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe.
Madaxdan oo ay wehliyaan saraakiil iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa Baraawe u tegay kulan amni oo ay ku yeelanayaan halkaasi iyo kulamo ku saabsan dagaalka Alshabaab lagu qaadayo.
SAWIRRADA