Wasiirka Difaaca Dalka Turkiga Halusu Akar oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho ayaa kormeer ku tegay maanta Saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka oo ay la socdaan dhiggiisa Soomaaliya iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo saraakiil sare ayaa dhoolatus soo dhoweyn ah loogu sameeyay saldhiga Turkiga, iyadoo boqolaal askari oo Somali iyo Turkiga isugu jira uu salaan sharaf ka qaatay.
DAAWO SAWIRRADA