Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»SAWIRRO: Xulkii Spain oo si lama filaana looga reebay Koobka Adduunka iyo Russia oo gaartay wareega 8-da

    SAWIRRO: Xulkii Spain oo si lama filaana looga reebay Koobka Adduunka iyo Russia oo gaartay wareega 8-da

    July 1, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xulka martigelinayo Koobka Aduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib markii si lama filaan ah ay rigoorayaal 4-3 ah uga badisay xulka Spain.

    Goolhayaha Russia Igor Akinfeev ayaa noqday geesigii garoonka, kadib marki uu rigoore ka qabtay laba laacib oo ka mid ah ciyaartooyda Spain. Akinfeev ayaa badbaadiyay rigoorayaashi ay tuureen Koke iyo Iago Aspas.

    Waxay aheyd ciyaarti ugu horreysay ee koobka aduunka sannadkaan oo la isla gaaro ilaa rigooreyaal si loo kala saaro labada xul, kadib marki 120 daqiiqo oo ay labada xul dheeleen ay isku mari waayeen barbarro 1-1 ah.

    Goolka waxaa la hormay Spain daqiiqadii 12-aad, waxaana uu ahaa gool uu kooxdiisa ka dhaliyay Sergei Ignashevich oo ah 38 difaaca uga ciyaara xulka Russia, hase yeeshee Ruushka ayaa ka daba tagay Spain kadib marki rigoore loo dhigay uu gool u baddalay ciyaaryahan Sergei Ignashevich oo weerarka ka ciyaara.

    Ruushka inti lagu guda jiray rigoore-tuurashada dhamaan afarti laacib ee u ganay waa ay haleeleen shabaqa. Waxaana garoonka Luzhniki Stadium oo ay xaadir ku ahaayeen 78 kun oo u badnaa taageerayaasha Ruushka uu mar qura isu baddalay dabaaldag, kadib marki ay xaqiijiyeen in Ruushka ay u gudbeen wareega sideeda.

    Waa marki ugu horreeyay oo ay wareegani gaarayaan Ruushka tan iyo ciyaarihii aduunka ee sannadki 1966-ki.

    Russia kulanka wareega sideeda ee tartanka waxay la dheeli doontaa mid ka mid ah Denmark ama Croatia oo ciyaartooda ay hadda socoto.

    FIFA Russia Russia 2018 Spain
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUNSOM Waxay soo bandhigeysaa shaqo ka bannaan: Kaaliyaha Sarkaalka Asluubta
    Next Article 5 Civilians Dead in Alshabab Mortar Attack in Mogadishu

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo