Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Saxaafadda Norway oo Faallo cajiib ah ka qortay Xasan Kheyre: “”Nin Norwegean ah oo noqday Ra’iisal wasaaraha Somaliya”

    Saxaafadda Norway oo Faallo cajiib ah ka qortay Xasan Kheyre: “”Nin Norwegean ah oo noqday Ra’iisal wasaaraha Somaliya”

    February 23, 2017Updated:February 23, 20173 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    “Norske Hassan ny statsminister i Somalia” Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo ku soo baxdey waregsyka ugu weyn dalka Norway ee VG (Verdens Gang)

    Kadib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabey Xassan Cali Kheyre raysalwasaare ayaa waxaa faallo ka qorey Waregsyaka VG ee ka soo baxa dalka Norway.

    Joornaalka ayaa qoraalkiisa ku bilabey in Xasan Cali Kheyre uu yahay 49 jir yimid dalka Norway isaga oo ah 21 sano jir sanadkii 1989.

    Wuxuu noloshiisa ka bilaabey magaalada Valdres, kadib waxa u u wareegay caasimada Norway si uu wax uga barto halkaas sida uu qorey Joornaalka VG.

    <p>I KENYA: Hassan Khaire.</p>
    I KENYA: Hassan Khaire. FOTO: MATTIS SANDBLAD, VG

    Kheyre ayaa joornaalka Aftonposten u sheegay sanadkii in uu ahaa qof nasiib badan kadib markii uu Soomaaliya ka soo tegey sanadkii 1989 markaas oo dagaaladu ay taagnaayeen albaabka hore, wuxuu u sheegay in uu Norway ku heley amni, deganaansho iyo fursado waxbarasho.

    Sanadkii 2002 ayuu bilabey in uu ka shaqeeyo arrimaha dadka soo galeetiga ah, isaga oo shaqadiisi u horeeyey ka bilaabey hay’adda NEO ee ka shaqeysa arrimaha qaxootiga, kadib waxa uu noqdey qofka Soomaaliya u qaabilsan hay’adda NEO, waxaana uu u wareegay dalka Kenya 2011-2014.

    <p>HJELPERE:  Fra v: Mette Hanekamhaug, Dagrun Eriksen, Jenny Klinge, Abid O. Raja, Flyktningehjelpens landsdirektør for Kenya og Somalia, Hassan Khair, Inge-Marte Thorkildsen, Hadia Tajik og Linda Hofstad Helleland samlet foran Stortinget før de var med på å verve bøssebærere til TV-aksjonen " På Flukt " som i 2010 gikk til Flyktninghjelpen.</p>

    Joornaalka VG ayaa ka hadley baritaankii guddiga dabagalka ee Qaramada Midoobey ee ay la xiriiriyeen Kheyre in uu xiriir la lahaa kooxaha Argagxisada sida al-Shabaab, waxaana ay sheegeen in mar danbe laga tirtirey tuhunkaas. Joornaalka oo soo xiganaya CBC News ayaa sheegay in sanadkii hore Denjiraha u fadhiya Norway Qaramada Midoobey u direy Qoraal Guddiga Dabagalka ee Qaramada Midoobey u xilsaartey Soomaaliya iyo Ereteeriya, waxaana qoraalkaas kamid ahaa su’aalo la xiriirey Canshuuraha Kheyre ee sanadkii 2013, Koontadiisa iyo weliba Kaararka amaahashada Creditcards uu isticmaaley sanadkii 2013. Kheyre ayaa Dagbladet u sheegay in waxa lagu soo oogay oo dhan ay ahayd been-abuur la dhoodhoobay.

    FOTO: NEO

    Madaxa hay’adda NEO ee dalka Norway Harriet Rudd ayaa sheegtey in Xassan Kheyre la magacaabey xili adag oo dalka abaaro ka jiraan, laakiin khibaradda uu u lee yahay arrimaha biniadaanaimada iyo gargaarku uu siin karo in uu wax a qabto dhibaatada taagan, waxaana uu ku tilmaamey shakhsi daa’imey samafalka kuna wanaagsan gorgortanka iyo wax xalinta.

    Waregsyaka ayaa sheegay in Xasan Cali Kheyre yahay nin haysta laba dhalsho oo ah Soomaaliya iyo mida uu ikhtiyarkiisa ku noqdey ee Norway si lamid ah Madaxweynaha oo ah muwadin haysta laba dhalasho.

    Tarjumaadii: HorseedMedia

    Hassan Kheire Norway Ra'iisal wasaaraha cusub Xasan Cali Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo gaaray Riyaad [Akhri yaa soo dhoweeyay…?]
    Next Article AKHRISO: Magacyada Saddexda Gacanyare ee Madaxweyne Farmaajo ku wehliya safarkiisa Sacuudiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo