Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Shariif Sheekh Axmed oo wacdarro ka dhigay Jabuuti & Culeys ku yimid Xasan Sheekh

    Shariif Sheekh Axmed oo wacdarro ka dhigay Jabuuti & Culeys ku yimid Xasan Sheekh

    May 8, 2016Updated:May 8, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Shariif Sheekh Axmed oo wacdarro ka dhigay Jabuuti
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynayaasha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas.

    Kulamadaasi ayaa lagu tilmaamay kuwo ahaa kala war qaadasho, waxayna ahayd markii labaad ee Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo C/weli Gaas ay kulmaan muddo bil gudaheed ah, iyagoo dhowaan kulan ku yeeshay dalka Sacuudiga, laakiin waxaa markan la socday Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole.

    Labada kulan ayaa ahaa kuwo ay albaabada u xiran yihiin oo ka dhacay Hotelka Kambiski oo xiligaasi ay wada deganaayeen madaxda Soomaalida oo dhan, sida Madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda kale.

    Madaxweynaha hore ee Shariif Sheekh Axmed ayaa Jabuuti u tagey  ka qeybgalka  caleemo-saarka madaxweynaha Jamhuuriyadad Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, wuxuuna wacadarro ka dhigay Hotelka ay deganaayeen madaxda Soomaalida iyo ajnabiga ah isagoo qaabilaadiisa saf loogu jiray, halka madaxweyne Xasan Sheekh aanay jirin cid dhinaciisa u socotay.

    Shariif Sheekh Axmed oo mar kale u taagan  xilka madaxtinimada  Soomaaliya ee sanadkan 2016 ayaa la dareemayaa inuu culeys weyn ku leeyahay Soomaaliya iyo dalalka deriska ah, taasoo aanu ku farxin madaxweynaha xilku kasii dhamaanayo Xasan Sheekh Maxamud oo raadinaya inuu dib u soo laabto, wuxuuna xaqiiqsaday miisaanka uu yeelan karo Shariif Sheekh Axmed.

    Wadani.com

    JABUUTI Shariif Sheekh Axmed Shariif Sheekh Axmed oo wacdarro ka dhigay Jabuuti Sheekh Shariif
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasaaradda Maaliyada Qalab casri ah u qeybisay Wasaaradaha & Hay’adaha dowladda [Sawirro]
    Next Article Weriye Macalimuu oo shaaciyay inuu u sharxan yahay Xoghayaha NUSOJ

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo