Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, July 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Sheekh Cali Wajiis oo Qeylo dhaan Degdeg ah kasoo saaray xaaladda Xajka ee Sanadka [Akhriso]

    Sheekh Cali Wajiis oo Qeylo dhaan Degdeg ah kasoo saaray xaaladda Xajka ee Sanadka [Akhriso]

    June 20, 2019Updated:June 20, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sheekh Cali Maxamuud (Sheekh Cali Wajiis) oo ka mida culimada sida weyn u taageersan dowladda Somalia, kana mida Guddi ay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta u saartay arrimaha xajka ayaa qeylo dhaan kasoo saaray Xajka Sanadkan, isagoo ku eedeeyay in Wasaaradda ay faraha kula jirto.

    HOOS KA AKHRISO QORAAL UU SOO DIRAY;

    Asc waxaan maanta anigoo aad uga xuna kana murugeysan aan madaxda qaranka iyo umada soomaaliyeed u cadeynayaa in xajkii islaamka ee soomaalidu maanta khatar ugu jiro inow baaqdo sababaha soo socda 
    1– In wasaaraddii owqaafta iyo diinta oo la rabay iney fududeyso ay caqad ku tahay gudigiina shaqadii ka widi la,yahay

    2–In Shirkadihii tartamay ee guuleestay ay ka hor taagantahay wasaaraddu iney howshoodii si toosa u guda gslaan iyagoo weliba ka qaatay lacag ku dhaw 1200.000 rahana uga dhigay 555000

    3– In Ay xajkii af duubeen oo ka dhigeen xaj bicsah iyagoo diidan shirkadaha iney kaalintooda qaataan iyagoo acconka wasaaradda ee jiddah doonaaya in $20.000 000 malyan ee soomaalidu ku xajineyso lagu shubo iyagoo ay ka saari karaan lacagtaas oo qura shaqaalaha wasaaradda iyo qunsuliyadda taasoo khilaafsan nadaamkii saxda ahaay 3 biloodna laga shaqeynaayay oo ahaay in shirkadihii guuleestay howlohooda loo daayo loona qoro kartul munadam shirkdeed oo bicsada ka madax banaan lacagohoodana loo madaxbaneeyo iyo shaqooyinkooda bicsaduna u fududeyso wixii dhanka dowladda sucuudiga ku saabsan.

    Haddaba iyadoo faragelintaas owgeed dibu dhac weyn wasaaraddu sameysay howlihii shirkadahana faraha kula jirto waxaan ugu baaqayaa madaxda sare ee dowladdu iney xajka aan la siyaasadeyn una sheegto wasaaradda iyagu ay dhiseen in xajkaas aan jidkiisa laga leexin.

    Aniga iyo gudiga howlaha xajka ee dhiman waa ay noo muuqdaan sida loosoo gebagebeyn karo uguna habboon lkn wasaaraddii ayaa shaqadii caqabad ku ah. 
    haddaan 24 saac madaxdu caqabadaha ku hor gudban xajka ka qaadin waxaan uga bexeynaa wasaaradda iyadaana maanta wixii ka danbeeya ka masuula arintaas.

    Sheekh Cali Wajiis Top Xajka xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamanka Carabta oo Kenya ugu baaqay inay faraha kala baxdo Xuduudka Badda Somalia [Bayaan]
    Next Article XAAF: “10 Askari oo xoogga dalka ah, Xamarna laga xukumo ayaa Dadka ku laayey magaalada Gaalkacyo”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo