Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Shirkii Barlamaanka oo Sabtida ku furmaya xaalad halis ah (Xogtii ugu danbeysay)

    Shirkii Barlamaanka oo Sabtida ku furmaya xaalad halis ah (Xogtii ugu danbeysay)

    November 13, 2014Updated:December 16, 20142 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii Baarlamaanka ee Talaadadii ku soo dhamaaday buuqa iyo fowdada kadib markii la hor istaagay mooshin laga keenay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa la filayaa in dib loo furo maailnta Sabtida 15-ka Bisha iyadoo xiisadii siyaasadeed aan wax xal ah laga gaarin.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa isku dayay maalmihii ugu danbeeyay inuu waanwaan la galo xildhibaanda labada dhinac ee is haya, waxaase ka hor yimid inay waanwaan  galaan  kooxda taageersan madaxweynaha ee mooshinka saxiixday, iyagoo ku adkeystay inaysan wax wadahadal ah galeynin. Laba guddi oo labada dhinac kala imaan lahaa si ay guddoonka Baarlamaanka ula kulmaan oo xal loogu helo is mari waaga taagan ayaa iyaduna fashilantay.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka oo culeys ka saaran yahay dhinaca madaxweynaha iyo taageerayaashiisa ayaa go’aansaday inuu sabtida dib u furo shirka, lana qeybiyo mooshinka, taasoo ay ka biyo diideen kooxda xildhibaannada ah ee taageersan ra’iisal wasaaraha oo si cad ugu sheegay guddoomiyaha Baarlamaanka in dhibaato ka daran tii Talaadadii ka dhici doono Baarlamaanka haddii Jawaari isku dayo inuu mooshinka furo.

    Ciidamo kala duwan ayaa la sheegay in la adeegsan doono shirka Sabtida si ay ammaanka u adkeeyaan iyagoo la siin doono amar ah in xildhibaankii buuq sameeya ay dibadda u saaraan.

    Wadani.com
    Muqdisho

     

    [ad name=”HTML”]

    XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA
    XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA
    Shirka Baarlamaanka xog cusub
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha & Gudoomiyaha Barlamanka oo ku heshiiyay qorshe lagu meel mariyo Mooshinka cusub
    Next Article Madaxweynaha oo la sheegay inuu Isniinta magacaabi doono Ra’iisal wasaare cusub

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo