Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Sidee ciidamada Itoobiya ugu qaadatay inay 7 maalmood isaga socdaan Ceelbuur & Dhuusamareeb [107 KM]..?

    Sidee ciidamada Itoobiya ugu qaadatay inay 7 maalmood isaga socdaan Ceelbuur & Dhuusamareeb [107 KM]..?

    April 11, 20172 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Itoobiya ee ka baxay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa gaaray magaalada Dhuusmareeb iyadoo ay ku qaadatay toddobaad ku qaadatay.

    Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa iyo ciidamo fara badan oo galbinayay ay socod lug oo gaabis ah ku mareen dhulka u dhaxeeya labada magaalo oo saacado la isaga socdo, balse ay ku qaadatay 7 maalmood sababo xagga ammaanka ah.

    Ceelbuur iyo Dhuusamareeb ayaa masaafadda u dhaxeysa ay gaareysaa 107 KM, waxaaana ugu badnaan baabuurta milateriga ay u kala socdaan saddex saacdood, laakiin guuritaanka ciidamada Itoobiya ayaa loo bedelay socod iyo inay hadba degaan tuullooyin oo maalin waliba ku hakadaan ilaa saddex jeer.

    Kumanaan ciidamada lugta Itoobiya ayaa socodka 107-ka KM ee 7-da maalmood qaatay ku soo afjaray magaaalada Dhuusmareeb iyagoo watay in ku dhow 200 oo gaadiidka ciidamada ah.

    Askarta Itoobiyaanka oo lug ku maray dhulka ayaa ayaa ku socday si gaabis ah, iyagoo ka feejignaa weerarro ay ku qaadaan maleeshiyada Alshabaab oo hore weerar ugu qaaday ciidamada Itoobiya ee ku soo jeeday Ceelbuur si ay u galbiyaan ciidamadii ku sugnaa  halkaasi.

    Ciidamada ayaa isaga baxay Ceelbuur 3-di bshan waxayna Dhuusmareeb gaareen 9-kii bishan, waxaana lasoo weriyay inuu qarax ku qabsaday tuulada Ceelqooxle oo 25 KM u jirta Ceelbuur.

    Wadani.com

    Alshabaab Ceelbuur Ciidamada Itoobiya Itoobiyaan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQeybo ka mida magaalada Muqdisho oo Berrito la xirayo [Akhri sababta]
    Next Article Yuusuf Garaad: “Imaaraadka waxay qireen in Madax bannaanida iyo Midnimada Soomaaliya yihiin lama taabtaan..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo