Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Sidee loo qabtay Ninkii Miinada ku xiray Gaariga maanta ku qarxay Isgoyska Soobe..? [Arrin aan hore u dhicin]

    Sidee loo qabtay Ninkii Miinada ku xiray Gaariga maanta ku qarxay Isgoyska Soobe..? [Arrin aan hore u dhicin]

    November 23, 2019Updated:November 23, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa suuragal noqotay in gacanta lagu dhigo ninkii ka danbeeyay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ahaa Miino lagu xiray Gaari hor yaallay Hotelka Safari ee Isgoyska Soobe, magaalada Muqdisho.

    Gaariga miinada lagu xiray ahaa nooca NISSAN SURF ayaa la sheegay in Darawalka Gaariga uu arkayey wiil dhalinyaro oo Bac madow qalab ku wata kaasoo isagoo is qarinaya gaariga ku dhejiyey qaraxii uu watay, waxaana uu dabagalay ninka Shabaabka ahaa, isagoo markii uu ku soo dhowan goob ay fadhiyeen ciidamada Booliska ku qeyliyey inuu yahay Alshabaab oo loo qabto ninkan, markaasina ay ciidamadii hareereeyeen oo ay qabteen ninkan.

    • Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Ninkii Miinada ku xiray Gaarigii ku qarxay Isgoyska Soobe [Daawo]

    Ninka Gaariga qaraxa lagu xiray lahaa ayaa magaciisa lagu soo gaabiyey C/llaahi ayaa la sheegay inuu shaqaale ka yahay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana uu marka arrintan dhaceyso uu taagnaa afaafka hore ee Hotelka Safari, iasgoo sheegay inuu ka shakiyay ninkan bacda qaraxa ku jirtay watay, aadna uu ula socday dhaqdhaqaaqiisa. Gaariga ayaa qarxay intii uu ku daba jiray ninka qaraxa ku xiray Gaariga oo aan markaasi la qaban, kaasoo dhawacay laba qof.

    Darawalka ayaa sheegay ; waxaana laga soo weriyey ninka la qabtay inuu sheegay in loo soo dhiibay qaraxa, loona sheegay inuu ku xiro Gaarigii uu arko oo Miraayado madow leh, kadibna uu arkay Gaariga yaalla Isgoyska Zoobe, kaasoo uu ku xiray qaraxa.

    Ciidamada Amniga ayaa muddooyinkii danbe ku guuleystay inay ka hortayaan ama ka daba tagaan falal dilal qorsheysan ah iyo qaraxyo ay soo qorsheeyeen Alshabaab, waxayna arrinta maanta dhacday ahayd arrin cusub oo aan hore u dhicin.

    HOOS KA DAAWO NINKA QARAXA KA DAMBEEYAY OO LASOO BANDHIGAY

    Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Ninkii Miinada ku xiray Gaarigii ku qarxay Isgoyska Soobe [Daawo]
    Muqdisho Qarax gaari To Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukuumada Somalia oo shaacisay in soo jeedinta Sheekh Umal lagu joojiyay Muxaadaradii Berri ee Garoonka Yariisow
    Next Article Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Ninkii Miinada ku xiray Gaarigii ku qarxay Isgoyska Soobe [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo