Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Sidee Madaxweyne Farmaajo u xaliyey Gadoodkii Beesha Murusade ee falkii ka dhacay Madaxtooyada?

    Sidee Madaxweyne Farmaajo u xaliyey Gadoodkii Beesha Murusade ee falkii ka dhacay Madaxtooyada?

    August 2, 2020Updated:August 2, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xaalad ka dhalatay fal shalay ka dhcaay xarunta Madaxtooyada oo ciidamada Madaxtooya ay kula wareegeen Gaari uu lahaa La-taliyihii Ra’iisal wasaaraha ninka lagu magacaabo Yaxye Cali Hareeri.

    Falkan ayaa xiisad culus ka dhaliyey xarunta Madaxtooyada, waxayna Beesha uu kasoo jeedo Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre u qaateen in falkaasi uu hordhac u yahay arrin lala damacsan yahay Ra’iisal wasaaraha is-casilay, iyadoo lagu sigtay isku dhac iyo xiisad arrintaasi ka dhalata.

    Odayaasha Beesha Murusade iyo saraakiisha Beesha ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq ay jawaab uga bixinayaan falkaasi, waxaana markaas kadib xaaladda soo farageliyey Madaxweyne Farmaajo oo xiriir la sameeyay xubno ka mida Beesha, isagoo raaligelin bixiyey, isla markaana amray in xilka laga qaado xoghayihii sida KMG ah loogu magacaabay xafiiska Ra’iisal wasaaraha C/risaaq Xuseen Aadan oo lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay wixii ka dhacay Madaxtooyada (Akhri Warkan).

    Ra’iisal wasaaraha is casilay ee Xasan Cali Kheyre ayaa weli degan Gurigiisa gudaha Madaxtooyada, waxaana la filayaa in dhowaan uu halkaasi isaga guuro, waxaana halkaasi ku booqda siyaasiyiin, odayaal iyo saaxiibo kale.

    • XOG: Maxa ka dhacay Madaxtooyada..? (Gaari Awood lagula wareegay & Xoghaye xilkii laga qaaday)

    Xaaladda ayaa la dejiyay markii dib loo soo celiyay Gaarigii Prof Yaxye Cali, xilkana laga qaaday ninkii lagu eedeeyay inuu falkaasi ka dambeeyay, waxayna arrimahan oo dhan saacado gudahood.

    XOG: Maxa ka dhacay Madaxtooyada..? (Gaari Awood lagula wareegay & Xoghaye xilkii laga qaaday)
    Beesha Murusade Farmaajo Kheyre Top Yaxye Cali Ibraahim
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Somalia oo Shuruud ku xirtay Dadka safarka ah ee soo gelaya Dalka
    Next Article Baarlamaanka oo muddo kordhin u sameynaya Guddi la dhici lahaa Baarlamankii hore

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo