Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Siyaasiyiin caan ah si kulul u dhaliilay Eedeynta Dowladda Soomaaliya u jeedisay Jabuuti & Siyaasadda Farmajo

    Siyaasiyiin caan ah si kulul u dhaliilay Eedeynta Dowladda Soomaaliya u jeedisay Jabuuti & Siyaasadda Farmajo

    January 27, 2021Updated:January 27, 20212 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii xoogeysanaya fal celinta laga bixiyey eedeyntii dowladda Soomaaliya u jeedisay dalka aan wallaalaha nahay ee Jabuuti oo ku saabsaneyd inay la safatay dalka Kenya.

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta ku eedeeyay dowladda Jabuuti inay Soomaaliya kala safatay dalka Kenya, kadib warbixintii ay soo saareen Guddiga IGAD u saartay xaqiiqo raadinta khilaafka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

    ” Maxaa Djibouti gaar ku ah?. Soomaaliya haddaysan ku qancin warbixinta xaqiiqo-raadiska ah ee Gudiga IGAD, waa arrin ay xaq u leedahay, maxaase keenay in Djibouti farta gaar loogu godo oo eedayn loo jeediyo? Sow warbixintu magaca Gudiga IGAD kuma soo bixin?” sidaasi waxaa yiri -Cabdi Faarax Juxa- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo su’aalo ka keenay sida gaarka ah ee dowladda Soomaaliya u bar tilmaameedsatay Jabuuti.

    Duqii hore ee Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa isna fariintan soo diray: “Waa arrin fajac leh in guddi IGAD u xilsaartay iney ka soo xog bixiyaan muran u dhexeeya labba dal, waliba Somalia oo raali ka aheyd guddigas, in loo miiso dal gooniya weliba hadalo laga yaxyaxo. Djibouti waa dal Somalia la mataana ah; inta ay inoo hiiliyeen aysan xisaab laheyn “

    “Hogaankii Villa Soomaliya oo Fariinka Goostey! Madaxweyne Farmaajo dowladnimadii Soomaaliya waxa uu u wadaa sida nin wada baabur aan fariin lahayn oo hadba darbi ku dhufanaaya.Kadib markii dadkii iyo dalkii oo dhan madaxa iskugu wada dhuftey, ayuu bilaabay inuu Dalalka dariskana iyo Soomaliya qoorta isku galiyo. Sida muuqata asagu in dib loo doorto waa ka quustay ee anaga ayuu rabaa in uu walaal iyo daris la’aan na dhigo.Saan waa xarga goosad, Madaxweyne!.” ayuu yiri – Xildhibaan C/raxman Odowaa oo hore u soo noqday Wasiirka hore Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si weyn u dhaliilay hab-dhaqanka dowladda Soomaaliya ee Madaxweyne Farmaajo hoggaamiyo, wuxuuba yiri: “11 maalin ayaa u hartay, warka ka soo yeerayna Soomaaliya kuma matalo ee walaalaheen Jabuuti ha naga raali ahaadeen.. Jabuuti ayaa Soomaaliya cadow u ah. Eratareeya iyo Itoobiya na walaalo ayaan nahay. Anigu fahmi waayay ee horta Farmaajo ma fayow yahay. Mise wuxuu noo haystaa dad aan waxba garan karin?!”

    Djibouti IGAD Kenya Somalia Somaliya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga lagu muransan yahay ee Doorashada oo War aan la fileyn kasoo saaray khilaafka Doorashada
    Next Article Puntland & Jubbaland oo ku baaqay shir degdeg oo Muqdisho ka dhacaya, kana digay in la gaaro 8 Febraayo, iyadoon…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo