Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Siyaasiyiinta Beesha Sade ee Jubbaland oo shaaciyey 7 Sabab oo aysan Doorasho uga dhici karin Garbahaarey

    Siyaasiyiinta Beesha Sade ee Jubbaland oo shaaciyey 7 Sabab oo aysan Doorasho uga dhici karin Garbahaarey

    February 13, 2022Updated:February 13, 20223 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xubnaha labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, kana soo jeda Gobolka Gedo gaar ahaan, Beesha Sade ayaa soo saaray go’aan ay ku taluiyeen in laga fiirsado doorasho ka dhacda magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo ay taallo 16 kursi.

    Mas’uuliyiinta ka mida xukuumadda iyo Baarlamaanka Jubbaland ayaa u soo jeediyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe inuu dib uga fekero xal kale oo suuragelin kara Qabsoomida doorashada 16 kursi ee yaala Garbahaarey oo ay ku jirto in laga wareejiyo magaaladaasi oo ay maamusho Hay’adda NISA.

    Qoraalka ay soo saareen ayay arrintan sabab uga dhigeen 7 arrimood oo ka taagan magaalada Garbahaarey, kuwaas oo kala ah:

    1. Garbahaarey waa Deegaan Doorashada kaliya oo aan laheyn Maamul ku dhisan Dastuurka iyo xeerarka kale ee Dalka u degsan.

    2. Garbaarey waa Deegaan Doorashada Kaliya ee ciidamada ku suggan Ammar lagu siiyey in Aay Ladagaalamaan Hay’adaha Dastuuriga ah ee Jubbaland, waxayna meesha kasaareen Maamulkii sharciga ahaa Ayakoo xirray masaafuriyeyna Guddoomiyaha Garbahareey oo illaa hadda banaan joog ah. Arrintaas oo caqabadd ku ah masuuliyiinta labada gole ee Dowladda Jubaland, xildhibaanada federaalka, siyaasiviinta iyo odavaasha dhaqanka rasmiga ah ee ka soo jeeda deegaan doorashada 2aa ee ka aragti duwan Villa Soomaaliya. Fulinta amarkaan Liddka ku ah Qarannimada Soomaaliya waxaa u xilsaaran horjoogayaasha Hay’adda NISA ee Ku kala sugan Gobalka Gedo iyo Muqdisho

    3. Dhawaan ayay aheyd markii horjoogayaasha NISA ay ku soo daad gureeyeen goobta Deegaan Doorashada 2aad ciidamo lagu magacaabo duufaan halkaasoo ay fariisimo ka sameesteen garoonka diyaaradaha Magaalada Garbaharey, si aay u carqaladeeyaan habsami u socodka doorashada isla markaana is-hortaag ugu sameeyaan madaxda Dowladda Jubaland iyo musharaxiinta kale ee ka aragtida duwan.

    4. Horjoogayaasha NISA ee Gobolka Gedo waxay marar badan shaaciyeen isla markaana ka digeen in Mas’uuliyiinta Jubaland aysan imaan Karin kana howl geli karin Goobta doorasho deegaanka 2aaad ee Garbahareey.

    5. NISA waxay Deegaan Doorashada 2baad ka abuureen xaalad ku dhisan cabsi gelin, caga jugleyn, handadaad iyo hubanti la’aan iyaga oo si joogta ah u beegsanayo odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, saxaafada iyo saraakiisha ciidanka Ka aragti duwan ee ku sugan goobta doorasho deegaanka 2ada ee Dowlada Jubaland

    6. NISA waxay abuureen siina huriyeen xaaladd amni daro oo horseedi karta Gacan ka Hadal hubeysan oo dhexmara beelaha wadaaga kuraasta matalaada dhexdooda ka dib markii ay is abaabuleen isna hubeeyeen siddeed beelood oo ku sugan goobta deegaan doorashada labaad ee Garbahaarey.

    7. NISA waxay bishii November, 2021 kii hor istaag ku sameeyeen wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka 1aad ee Jubaland oo Safar shaqo oo looga gol lahaa in maamul looga dhiso Magaalada Garbaharey si doorashada loogu qabto.

    Doorashada Garbahaarey Jubbaland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAmar Culus ookasoo baxay Maamulka K/Galbeed, kadib Falkii C/weli Muudey looga celiyey Baraawe (AKhriso)
    Next Article XOG: Sidee Beesha C/raxman C/shakuur u fashilisay Qorshihii Farmaajo, Qoorqoor iyo Lafta-gareen ee HOP138..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo