Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, July 2
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Siyaasiyiinta Dirta Waqooyi oo shaaciyey in RW Rooble ka baxay heshiiskii la gaaray iyo Wadahadalkii..

    Siyaasiyiinta Dirta Waqooyi oo shaaciyey in RW Rooble ka baxay heshiiskii la gaaray iyo Wadahadalkii..

    August 4, 2021Updated:August 4, 20211 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee Beesha Dirta Waqooyi ayaa si cad loogu sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo laga gaaray arrinta Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland.

    Siyaasiyiinta Waqooyi ee Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qoraalkooda ku sheegay inay soo bandhigeen wax kasta oo ay xal u arkayeen, laakiin nasiibdarro Ra’iisal wasaaraha iyo golahihiisa Wasiirada aysan la imaan wax hindise iyo xal u noqon kara is mari waaga taagan.

    “Waxaan madaxda dowlad Goboleedyada, waxgaradka Soomaaliyeed iyo Daneeyayaasha Doorashada 2021 la socodsiineynaa inay muuqato in Ra’iisal wasaaruhu ka baxay heshiiskii la gaaray iyo wadahalladii socday. Sidaas darteed ilaa inta xal kama danbeys ah laga gaarayo hannaanka hagidda xildhibaannada labada Gole, goobta doorashada, iyo guddoonka Guddiga Doorashada ee SL” ayaa lagu yiri qoraalka Golaha Siyaasyiinta Somaliland.

    Garabka Cabdi Xaashi waxay qaadaceen doorashada Guddiga Somaliland ee SEIT iyo go’aannada kasoo baxay Ra’iisal wasaare Rooble. “Waxaan si cad u sheegeynaa inaanan qeyb ka noqon karin go’aan hal dhinac ah loogu daneynayo iyo doorashada Guddiga SEIT Somaliand ee ay maanta ku baaqeen Guddiga FEIT maalinta sabtida ee 7-da Bishan”

    Cabdi xaashi Doorashada Doorashada Somalailand Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHirshabeelle oo Guddi ka kooban 15 xildhibaan u magacawday Doorashada Aqalka Sare (Akhriso)
    Next Article Guddoomiye Degmo ka tirsan Muqdisho oo Dadka kusoo rogay diiwaangelin Lacag looga qaadayo (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo