Browsing: Banaadir
Waxaa Magaalada Muqdishmaanta sii rasmi ah uga bilowday imtixaanka qabuulka ah ee loogu gudbayo Deeqda waxbarasho ee Shirkadda Hormuud Telecom…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka…
Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay…
Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Somalia C/salaam Salwe ayaa soo jeediyey in saraakiisha amniga dowladda Federaalka…
Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer dhiirri gelin ah ugu tegay ciidamo cusub oo Milteri ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saakay xukun Dil toogasho ku fulisay labo ka mida Dil-sugeyaashii Al Shabaab ee hore loogu…
Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar…
Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dilka guddoomiyihii Gobolka Banaadir…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka uu ka geeriyooday guddoomiyihii gobalka Banaadir Eng.…
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas…
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah…
Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,.…
Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi…
Maxamed C/raxmaan Cumar Cusmaan waa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir, wuxuuna taageero aad u weyn ka helay kumanaan…
