Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wiil uu dhalay Guddoomiye Yariisow oo taageero weyn & Tacsi loogu diray Baraha Bulshada [Sawirro]

    Wiil uu dhalay Guddoomiye Yariisow oo taageero weyn & Tacsi loogu diray Baraha Bulshada [Sawirro]

    August 2, 2019Updated:August 3, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxamed C/raxmaan Cumar Cusmaan waa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir, wuxuuna taageero aad u weyn ka helay kumanaan Soomaali iyo Ajnabi oo farriimo tacsi ah ku harqiyey boggiisa twitterka, kadib markii uu qoraal tacsi ah soo dhigay boggiisa twitter-ka.

    Maxamed iyo Qoyskiisa oo ku noolaa dalka UK ayaan weligiis imaan Soomaaliya, isagoo ka qalin jebiyey Jaamacadda Queen Mary University ee magaalada London, isagoo ka qaatay shahaadda MBA, wuxuuna sidoo kale ka baxay Akadeemiyadda Boqor Fahad ee magaalada London.

    Maxamed C/raxmaan Yariisow oo ah wiilka ugu weyn caruurta Allaha u naxariistee C/raxmaan Yariisow waxaa kumanaan jeer farriimo tacsi ah u diray dad kala jooga caalamka oo isugu jira Soomaali iyo Ajnabi oo aqoon u lahaa aabihiis, kuna sifeeyay wadani, daacad iyo aqoonyahan naftiisa u huray dalkiisa, waxaana weli boggiisa buuxiyey farriimaha tacsiga ah, kadib markii uu soo dhigay farriinta soo socota:

    “Innaa lillaahi wa Inaa Ileyhi raajicuun ….. Dadka Muqdisho waxay waayeen Guddoomiyahoodii.. Laakiin Anigana waxaan waayey aabahay.. Allaha ka waraabiyo Jannada ta ugu sareysa..” Mohmed Abdirahman Omar.

    Qoyska uu ka geeriyooday marxuum C/raxmaan Yariisow ayaa ka kooban 2 wiil, shan gabdhood iyo hooyadood, waxaana la filayaa inay Berri yimaadaan magaalada Muqdisho.

    https://twitter.com/1MohamedOmar/status/1156918081513566208
    Qoyska marxuum C/raxmaan Yariisow
    Maxamed iyo Aabihii C/raxmaan Yariisow
    Bidix: Wiilshada C/raxman Yariisow
    Tweets by 1MohamedOmar

    Geerida Yariisow Maxamed c/raxmaan Cumar Yariisow Top Wiil uu dhalay Yariisow Wiilka Yariisow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMeydka Marxuum Yariisow oo Berri la keenayo magaalada Muqdisho iyo Aaskiisa oo ka dhacaya..
    Next Article Madaxweynaha Jabuuti oo farriin murugo leh u soo diray Madaxda & Shacabka Soomaaliyeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo