Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay’adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay…
Browsing: Geerida Yariisow
Waxaa sii kordhaya tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo uu dhowaan ka geeriyooday Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng.…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa su’aalo badan ka keenay qaraxii ka dhacay xarunta…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid qaabka ay Dowladda Somalia u maamuustay Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo u…
Wiilka ugu weyn caruurta Marxuum Yariisow oo lagu magacaabo Maxamed C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa jeediyey khubadii Qoyska Marxuumka ugu talogaleen…
Garoonka Banaadir ee K/Cagta oo loo yiqiin Konis Stadiun, ahna kan ugu weyn ee hadda shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta…
Dowladda Somalia aya warbixin hordhac ah kasoo saartay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 24-ka July 2019 lagu qaaday xarunta G/banaadir oo…
Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal…
Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay…
Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay…
Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dilka guddoomiyihii Gobolka Banaadir…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka uu ka geeriyooday guddoomiyihii gobalka Banaadir Eng.…
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas…
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana…
Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada…
Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi…
