Browsing: Banaadir
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Tirada dadkii ku dhintay qarixii is-miidaaminta aha ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay, iyagoo gaaray 17…
Taliska Ciidamada Booliska Somalia ayaa sheegay inay ka hortageen Qarax Gaari isku dayey inuu xoog ku maro barta koontaroolka KM4…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga wada maqlay caasimadda.
Waxaa gebi ahaan saaka la xiray wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo gaadiidka aysan mari karin, lana sameeyay…
Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan waaweyn u rarray xaafaddaiyo Wadadda EX-Kontrol Afgooye ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur…
Taliska Booliska ayaa soo saaray digniin culus oo ku socot dadka Muqdisho, gaar ahaan dadka wata baabuurta oo lagu amray…
Dowladda Somalia ayaa qalabkooda ciidam u dhameystirtay ururka Dal-dhis ee ka tirsan Guutada 14 Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya…
War ay baahisay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegay in dabley ka tirsan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gaari saaka ku qarxay magaalada Muqdisho oo loo adeegsaday waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, markii la sheegay inuu soo jeediyey Taliyaha…
Kulan lagu raageeray dib u dhiska Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo dadaalka uu wado Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Black Sea ee degmada Hodon ee magaalada…
Faahfaahin Ganacsade lagu dilay Magaalada Muqdisho & Alshabab oo sheegatay Qarax Miino oo ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof ganacsade ahaa lagu dilay degmada Dharkeynley, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay…
Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay laba qarax oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo la sheegay inay qaraxyadu ahaayeen miino,…
Haweeney Soomaaliyeed oo muddo ku dhow 30 sano Guri looga heystay magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn maamulka Gobolka banaadir ku…
Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ee NISA, ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay labo dabley ah oo ka tirsan…
