Browsing: Banaadir
Ciidamada amniga magaalada Muqdisho ayaa maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix Nin oo Burcad ah iyo hubkii ay ku…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhowaan xil looga magacaabay nin soo saare ka ahaa muquaallo baraha bulshada lagu baahiyey oo si weyn…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa ‘Qaswadayaal” ku tilmaamay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka hadlay…
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay 3 dhalinyarro oo loo dil horel oogu xukumay weerarkii…
Wararka laga helayomas’uuliyiin ka tirsan ururka Ashabaab ayaa sheegaya in Gobolka Banaadir oo ah caasimadda Muqdisho loo magacaabay guddoomiye (Waali),…
Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen…
Gaari uu waday qof is-miidaamiye ah oo ah nooca Toyota Prada ee hore ayaa saaka ku qarxay wado aan la…
Qarax Gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Shineemo Nasri, agagarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa baraha bulshada ku weerarray wasaaradda caafimaadka isagoo maseyr iyo xaasidnimo ku tilmaamay buugga caafimaad…
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Somalia iyo maamulka Gobolka Banaadira ayaa isku heysta kharashka laga helo ‘Buugga caafimaadka’, kaasoo muhiimadiisu soo baxdo…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay darawal mooto bajaaj oo ku sugnaa agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada…
Guddoomiyeyaal cusub ayaa loo magacaabay laba ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday guddoomiyeyaashii hore oo bilo yar…
Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiis ku saabsan musuqmaasuq oo loo xiray Mas’uuliyiin ka tirsan…
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Nin lagu eedeeyay in uu ka…
Weerar nooc cusub ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii weerar Mindiyo loo adeegsaday lagu qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa abaalmarin guddoonsiiyay Guddiggii Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda sanadkan 2019, isagoo uga mahadceliyay shaqadii ay qabteen.
Wararka laga helauo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay halkaasi ku dishay nin…
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay qeyb ahaan dib u billaabeyso kaalmadii ay siin jirtay Ciidamada Dowladda Soomaaliya, iyadoo lagu bilaabi…
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisa ay la dagaalantay Musuqmaasuqa, ayna waqti qaadan doonto, basle ay caddeyn…
