Browsing: Banaadir
Munaasabad lagu maamuusayo Maalinta Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegan June 2, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dil saaka aroortii 4:00 Subaxnimo loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska, kaasoo lagu…
Shaki ayaa hareeyay qaabka uu u dhintay sarkaalkii ka tirsanaa Booliska ee shalay meydkiisa laga helay xerada Booliska Sheelare ee…
Waxaa maanta Duhurtii ka furmay xarunta Villa Hargeysa kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanak Soomaaliya, kasoo looga hadlayo dejinta…
Waaxda Gurmadka degdegga ah ee Dowladda Hoose, magaalada Muqdisho ayaa ku gurmatay nin xalay saqdii dhexe kasoo dhacay dhisme dabaq…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la…
Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya oo isku daldalay Xaafada Sheelare ee…
Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si bareer ah u dilay Darawal Mooto bajaaj, wuxuuna falkan ka dhacay duleedka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka mamnuucday in Garoonka diyaaradaha Muqdisho loo adeegsado goob lagu ururiyo Qashinka ama lagu shubo, taasoo sabab…
Ummadda Islaamka ayaa Shalay u dabaal dagaysa maalinka qiimaha leh ee Ciidda Soon fur. Dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal Ciidamada ka fuliyeen Suuqa Bakaaraha, degmada Howl-wadag oo lagu qabtay Koox Burcad…
Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ahaa mid ay shirkadda Hormuud uga mahad celinayeen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta munaasabadda Ciidul fitriga la qaatay qaar ka mida Ciidamada Milateriga ee ku jira…
Diyaarad rakaab ah iyo dadkii rakaabka ahaa ee la socday ayaa Caawa lagu xayiray Garoonka magaalada Wajeer, iyagoo kusii jeeday…
Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq lacageeg u qeybisay 300 oo qoys oo katirsan Jaaliyadda Yaman ee ku nool…
Ciidanmada Booliska iyo koox burcad ah ayaa iska hor imaad ku dhex maray gudaha suuqa weyn ee Xamarweyne ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil ka geystay xaafadda Saybiyaano ee…
Koox hubneysan oo ka kooban ila 10 dabley ah ayaa weerar ku qaaday Xarunta deegaanka Garasbaaley ee Magaalada Muqdisho.
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa caawa laga sii daayey xabsiga Xarunta Dembi baarista ee CID-da, kadib…
Faahfaahin ayaa laga helay nin dhalinyaro ah oo koox hubeysan ay maanta ku dileen Xaafada Kacaan ee degmada Hodan, Gobolka…
