Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya uu dagaal ku dhex maray Xaafada…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in xubno lagu tuhunsan yahay falal lagu dilal ah oo dad lagu khaarijiyey dad…
Taloyaha ciidamada Taraafikada Gen. Maxamed Xuseen Madaalle ayaa digniin kasoo saaray gawaarida la dhigo wadooyinka magaalada Muqdisho inta ka harsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga lagu soo hayo weriye Cali Aadan Muumin oo ka tirsan Warnaahita Goobjoog ee…
Warbaahinta Goobjoog ayaa War ayka soo saartay xariga weriyaheeda Cali Aadan Muumin oo maalintii 2aad ku xiran xarunta CID-da ee…
Waxaa caawa xarunta Hay’adda Dembi baarista Booliska ee CID-da magaalada Muqdisho ku hoyanaya Weriye Cali Adan Mumin oo saaka halkaasi…
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed aya caawa lagu qaaday xerada Janeral Gordon ee degmada Hodan ee Gobalka Banaadir, iyadoo rasaas…
Xildhibaanno & Siyaasiyiin oo si kulul u Cambaareeyay Xariga weriye Cali Adan Mumin, kana dalbaday..
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin caan ah ayaa si weyn u cambaareeyay falka lagu xiray weriye Cali Aadan Muumin oo ka howlgala…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xarig loo geystay weriye Cali Aadan Muumin ka howlgala warbaahinta Goobjoog, kadib markii saaka…
Wariye ka tirsan warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray, kadib markii ay wasaaradda Waxbarashada dacwad ka gudbisey.
Gaari ayaa ku qarxay agagaarka Xeebta Liido ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir xilligii maqribnimada, iyadoo faahfaahin laga helay qaraxaasi.
Faahfaahin ayaa laga helayaa dil maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo koox hubeysan ay ku dileen nin oday ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay dil u geysteen oday nabadoon ah oo deganaa degmada…
Koox dabley ayaa magaalada Muqdisho ku dishay Nin la sheegay inuu ka mid ahaa ergadii soo xushay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliyam…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa soo saaray qoraal uu shaqada uga joojiyey mid ka mida ku-xigeenadisa…
Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay klu soo qabteen xubin ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirasn ciidamada milateriga oo ilaalo u ahaa xildhibaan ka tirsan…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun Dil ah ku riday Eedeysane Cali Maxamud Axmed oo ka…
Ciidamada Amniga ayaa caawa howlgal ka fuliyey degmada Hodon ayaa iska hor imaad dhex maray koox burcad ah oo fal…
