Browsing: Banaadir
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday guddoomiye ku xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa abaalmarin lacageed guddoonsiiyey laba horjooge oo kasoo goostay Alshabaab kuwaas oo hadda ku jira gacanta dowladda Soomaalia.
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa qaraxyo iyo dil ka fuliyey degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, iyadoo shalay 17-ka Ramadaan ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaaraha ka dhashay Qarax Gaari is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Taallada Daljirka…
Qarax aaad u culus oo gilgilay inta badan caasimadda Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Hay,adda Hormuud Telecom Foundation ayaa Maanta Deeq lacageed gaarsiisey xarunta Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee SEDDCO oo ay wax…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta Berri ee Arbacadda kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho.
Dowladda Kenya ayaa magaalada Muqdisho dib ugu soo celisay wasiir ku xigeen ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo laba xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa dib xukun toogasho ah ugu riday laba eedeysane oo hore ay dil toogasho…
Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay u qeybisay Haween danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka kala dhacay degmooyinka Xamarweyne iyo Wadajir.
Booliska ayaa sheegay in la qabtay qofkii waday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho,…
Qarax ayaa Caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotel Muna oo u dhow Beerta Nabadda, waxaana wararkii ugu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo saaka rasaas ku furay Gaari BL ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen arday rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad lagu soo oogay askari ka tirsan ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj…
