Browsing: Banaadir
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa wiil dhalinyarro ah oo xalay lagu dilay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Koox…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari yar oo nooca raaxada ah uu ku qarxay isgoyska Shaqaalaha ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga ay toogasho ku dileen nin hubeysan oo dhaawacay askari ka…
Qaax miino oo shalay maqribnimadii lala beegaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa la…
Hay’adda Hormuud Telecome Foundation ayaa Maanta Magaaladda Muqdisho ugu Qaybiyay deeq lacageed Qaar ka Mid ah Qoysaska Danta yar ee…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ubax dhigay Taallada SYL taasoo lagu xasuusanayo sanad guuradii 76-aad…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay qof ku eedeysan inuu ka dambeeyay in la faafiyo…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay mas’uuliyiin u badan maamulka degmada Wardhiigley oo lagu dilay ama ku dhaawacmay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee…
Howlgalka ciidamada Midowha Afrika ee AMISOM ayaa ka mid noqday hay’adaha ku howlan arrimaha dib u eegista Dastuurka KMG ah…
Ciidamada Amniga gaarka ah ayaa xalay xalay howlgal baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka mida degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho,…
Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay, iyadoo munaasabadii xil wareejinta…
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banadair iyo Dalladaha Waxbarashada ayaa laga soo saaray…
Burbur xoog leh ayaa gaaray xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. kadib Qarax Ismiidaamin ah oo lagu weeraray Xaruntaasi maanta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ah oo lagu qaaday xarunta Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dalbadan in sharciga la horgeeyo oo tallaabo laga qaado dadkii ka danbeeyay in la xado Imtixaankii…
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad dheer ka jeediyay magaalada Garowe, isagoo faahfaahin ka bxiiyey qodobadda shirkaasi looga…
Arday ka horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax oo Bannaanbaxyo ka bilaabay Magaalada Muqdisho.. [Sawirro]
Ardayda Dugsiyada Sare ee ka qeyb galay imtixaankii la joojiyey ee dowladda Soomaaliya ayaa bannanbaxyo waaweyn ka bilaabay magaalada Muqdisho,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Guddoomiye kuxigeenkii hore degmada Boondheere Cali…
Sida ay baahisay warbaahinta Uganda askari ka tirsan Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ayaa xerada Xalane ku toogasho ku…
