Browsing: Banaadir
Shir ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Beelaha Muqdisho qaarkood ayaa maanta gelinkii danbe ka dhacay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo askari…
Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa aya sheegtay in magaalada Muqdisho afar qeybood…
Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ku fidaya magaalada Muqdisho, kadib markii dadweyne iyo darawallo careysan ay xireen wadooyinka magaalada, isla markaana…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in xilka laga qaado taliyaha ciidamada Booliska G/Baaadir Saadaq Cumar xasan (John).
Bannaabaxyo rabshado wata ayaa hareeyay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha, kadib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa cambaareeyay dilkii uu sheegay in loo geysatay darawal Mooto Bajaaj iyo qofkii la…
Banaanbax aan lasoo abaabulin oo rabashado wata ayaa kasocada Isgoyska Howlwadaag ee u dhow Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowaldda uu isgoyska Howlwadaag si bareer ahg ugu…
Iska hor imaadyo xoog leh ayaa maanta ku dhex maray degmada Shibis iyo xaafado ku dhow ciidamada Booliska iyo kuwa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya iska hor imaad dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Ciidanka Booliska ayaa…
Hooyo Soomaliyeed oo Fool ahayd ayaa maanta ku umushay agagaarka Isgoyska Al-Baraka, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Munaasabada 59-guurada aasaaska Ciidamada Xoogga dalka oo ku beegnayd 12-ka April ayaa maalin lasoo hormariyey markii ay noqotay maalin Jimce…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa qoraal cabasho iyo eedeyn ah u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga…
Ciidamada Amniga ayaa caawa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Nin ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidamada dowladda, siiba kuwa qaada canshuurta qaada lagu laayey…
Ciidamo kumaandoos Soomaali ah oo tababar ku soo qaatay dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska ayaa ka badbaaday Qarax loo dhigay Gaarigiisa oo ahaa nooca NISSAN SURF xilli uu ku…
Qarax gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho oo ku jira howlgal amni, ayna xiran yihiin wadooyinka intooda badan.
