Browsing: Banaadir
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray shaqo joojinta lagu sameeyay Hay’adda gargaarka degdegga ee Aamin Ambulance oo maamulkeeda ay…
Madaxda Hay’adda Aamin Ambulance Dr. Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadam oo ku sugan dalka UK ayaa xaqiijiyey in Booliska magaalada Muqdisho…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiyaha mid ka mida xisbiyada sida KMG ah loo diiwaangeliyay ayaa madaxda dowladda Soomaaiiya ku…
Waxaa mar kale bannaanbax ka socdaa Iridka laga galo madaxtooyada Soomaaliya ee kasoo horjeeda Hotelka SYL, halkaasoo ay isugu soo…
Iyadoo dood weyn ay ka taagan tahay dhulka Mariinada ee ciidamada Badda Soomaaliyeed oo Senator Muuse Suudi Yalaxow, horena u…
Iyadoo si weyn loo hadal hayey shaqo joojin lagu sameeyay Hay’adda gargaarka degdegga ah ee AAMIN AMBULANCE oo ah tan…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa sheegay in wareegtadii ay kasoo saareen dhulka Mirinaayada ay sideeda u taagan tahay…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa booqday xarunta senator Muuse Suudi Yalaxow, isagoo qoraal dheer ka qoray xaaladda muranka ka taagan…
Aamin Ambulance oo ah hay’adda ugu weyn gargaarka degdegga ah ee magaalada Muqdisho ayaa lagu amray inay shaqada joojiso ilaa…
Wafdi ay hoggaamineyso Wasiiradda Gaashaandhigga dowladda Talyaaniga Elisabetta Trenta ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay agagaarka suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu haleelay gaari shacab.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa u sharxan in dib loogu magacaabo wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya xilkaasi oo uu…
Ciidamada Amniga ayaa howgallo ku qaday xaafado ka tirsan Magalada Mmuqdisho iyo duleedkeeda iyadoo uu socdo howlgalkii Amniga ee caasimadda…
Maanta 7-da April 2019 waxaa magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda laga soo weriyey howlgallo iyo dhacdooyin amni, iyadoo uu weli socdo…
Waxaa muddooyinkii danbe si weyn loo faafiyey xiisad ka dhalatay wareegto ay Dowladda hoose ee Muqdisho kula wareegtay Dhul Dan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha,…
Wararaka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tisan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay qof shacab ah.
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo laga helay degaanka Ceelasha Biyaha, kaasoo laga soo…
Taliska Ciidamada Booliska ayaa shaaciyay in ciidamada amniga ay gacanta ku dhigeen God ay hubka ku keysadaan Alshabaab oo ku…
Waxaa weli ka socda magaalada Muqdisho howlgalkii amni ee dowladda Somalia ku dhawaaqday muddo toddobaad ka badan, waxaana 24-kii saac…
