Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee Gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax Gaari iyo mid kale oo miino loo adeegsaday ay ka dhaceen…
Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee loogad doodayo arrimaha Amniga ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.
Kulanka xildhibaanada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo magaalada Muqdishi iyadoo maanta la sugayo inay Golaha…
Wararka laga helaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaafad ka tirsan degmada Kaaraan lagu arkay saaka Meydka haweeney halkaasi la…
Ciidamada Amniga ayaa shaaciyey in howlgal ay Ciidamada fuliyeen Jimcihii 5-ta April lagu soo qabtay nin Alshabaab u qaabilsanaa inuu…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan gaara oo degdega isuu yeray xubnaha Golaha Wasiirada oo xilligan Caawa uu shirkoodu socdo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay ka dhacay afaafka hore ee Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye, iyadoo ay…
Gabar ka mida orodyahanadda Soomaalida oo ku guuleystay tartankii orodka gaaban ee Muqdisho maanta ka dhacay ayaa ku sigatay in…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Tartanka Orodka gaaban ee Mini Marathon oo ay soo qabanqaabiyeen maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda…
Booliska oo faahfaahiyey Qarixii Muqdisho [Warbaahinta oo laga joojiyey goobaha Qaraxyada xilliga..]
Ciidamada Amniga ayaa faahfaahin ka bixiyey qarixii caawa ka dhacay agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Muqdisho, nooca gaariga iyo qasaaraha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari oo caawa fiidkii ka dhacay iridka Dugsiga Sare ee Booliska Jen. Kaahiye.
Qarax xoog leh oo laga maqlay inta badan caasimadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Dugsiya Sare ee Booliska…
Naafada ciidamadii hore ee milateriga ayaa bannaanbax isugu tegay albaabka laga galo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, iyadoo ka cabanaya…
Dadka degaanka iyo ehelkiisa ayaa xaqiijiyey in ciidamada dowladda ay xalay saqdii dhexe kadib Gurigiisa ugu dhaceen oo la baxeen…
Gaari la sheegay inuu sido waxyaaabaha qarxa oo ay ka digeen Hay’adaha Amniga ayaa Dood kulul iyo qaraaxo ka dhaliyey…
Iyadoo howlgalkii Amniga ka socdo magaalada Muqdisho ayaa Taliska ciidamada Booliska wuxuu ka digay Gaari uu sheegay inuu miineysan yahay…
Fadhigii labaad ee Baarlamaanka federaalka ayaa goor dhow ka furmay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay xafiiskiisa casho sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…
