Browsing: Banaadir
Waxaa baraha bulshada maanta qabsaday dhacdo ay la kulantay haweeney Soomaaliyeed oo Booliska Muqdisho ay uga shakiyeen inay tahay Nin,…
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo warbixinta Amniga iyo howlgallada ka socda Muqdisho ka hadashay aya…
Haweeney u dhalata dalka India oo lagu magacaabo Afreen Begum iyo saddex gabdhood oo ay dhashay ayaa laga badbaadiyey ninkeeda…
Qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajta ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya dil loo geystay darawal ka…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta toogasho ku dilay darawal Mooto Bajaaj kadib markii uu muran dhex maray.
Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Is-miidaamiyihii fuliyey qaraxii weynaa ee lagu qaaday xarunta Wasaaradda Shaqada iyo…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay xilli danbe farriin u kala diray xildhibaannada, taasoo lagu sheegay inuu baaqday fadhigii Baarlamaanka…
Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada u xil saaray la socodka iyo kormeerka howlgalladda Amniga ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa…
Qarax loo adeegsaday miinada dhulka la geliyo ayaa Caawa lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey agagaarka Siinka…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa si weyn u dhaliiley…
Afhayeenka guud ee Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sh. Cali Dheere) ayaa laga wareystay xaaladda amniga iyo sababta ay u…
Kulan degdeg ahaa oo ay yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo gabagaboobay iyadoo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali…
Waxaa caawa lagu dhawaaqay in howlgal culus uu ka bilowday magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ciidamadu fulin doonaan dhaqdhaqaaqyo…
Dadweyne gaaraya tobaneeyo oo sheegay inay yihiin Qoysaska gacanta ku haya agoonta ciidamda Booliska ayaa maanta bannaanbax ka dhigay iridka…
Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday.
Qaar ka mida xildhibaannada mucaaradka ah ayaa goor dhoweyd lagu arkay xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyagoo wata Boorar oo ku…
Iyadoo maanta lagu wado inuu furmo kulankii koowaad ee kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka ayaa dood ka dhalatay ajendaha fadhiga maanta…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in is rasaaseyn dhex martay ciidamo ilaalo u ah TV-ga Universal ee magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa la sheegay inuu galabta magaalada Muqdisho ku dilay haweeney ganacsato ah oo iibisa Qaadka.
