Browsing: Banaadir
Waxaa si weyn u kordhay bilihii ugu danbeeyay falalka amni darro ee caasimadda Muqdsiho, iyadoo Alshabaab ay kordhisay weerarrada isugu…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo bandhigay diiwaangelinta ciidamada dowladda oo maanta jicmce ah ka socday magaalada…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay cidda ka dambeysa weerarrada Muqdisho…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa War Cambaareyn ah kasoo saartay qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo dad ka badan 16 qof…
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa tirakoon uu iskiis isu xil saaray ku soo sameeyay dhimashada…
Xarakada Alshabab ayaa mudo shan saacadood ah kadib sheegatay mas’uuliyadda qarax maanta lagu weerarray Baar ku yaalla Wadadda Maka Almukarama…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu xilka iyo amaanada loo dhiibtay uu shacabka…
Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado…
Qasaarasha ka dhashay qarax maanta duhurtii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay, iyadoo qaraxaasi lala beegsaday Maqaayadda Bilsan ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo ka dhashay Gaari laga buuxiyey…
Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo ka mida caasimadda magaalada Muqdisho, iyadoo muddooyinkii dambe ay sii kordheen qaraxyada.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Cali Kamiin ee degmada Wardhiigley.
Qarax xoog leh ayaa caawa fiidkii ka dhacay xaafadda Cali Kamiin ee caasimadda Muqdisho, iyadoo loo adeegsaday miinada dhulka la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo kasoo baxay Gobolka Sh/Hoose ay soo…
Sida laga soo xigtay shaqaalaha Q/Midoobay waxaa jirta cabsi laga qabo weerarro qaraxyo cusub oo ka dhaca magaalada Muqidsho, kuwaasoo…
Waxaa soo baxeysa faahfaahin dheeraad oo ku saabsan qaabkii loo dhaawacmay taliyaha ciidamada ilaalada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta…
Bayaan kasoo baxay beesha Caalamka ayaa lagu taageeray Dib u habeynta ciidamada Amniga ee ay dowladda Soomaliya wado oo Ra’iisal…
Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyey dab xoog leh oo ka kacay Gaariga, iyadoo uu waxyeelo u geystay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho, siiba meel u dhow…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tegay Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska…
