Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay dil ka geysteen degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Madaxweyne Farmaajo ayaa manta kormeer ku tegay qaar ka mida xeryaha ciidamada milateriga Soomaaliya, iyadoo la xiray inta badan waddooyinka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo tegay magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay wata ciidamo ilaalo u ah…
Jaamacadda SIMAD ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu ku dhintay mid ka mida shaqaalaheeda oo ka dhacay degmada Hodon ee…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari oo saakay ka dhacay Xaafadda NBC ee Degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejiyay muwaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa laga hestay muddo ka badan 20 sano.
Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay janaaso lagu tukadaya meydka wasiir ku xigeenkii shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya Saqar…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor…
Afhayeenka howlgallada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay sababtii ay ay shalay weerarka ugu qaadeen Xarumaha wasaaradaha Shaqada…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa la soo taagay laba nin oo lagu eedeeyay inay ka…
Isbedelkii ugu weynaa oo mar qura dhaca ayaa lagu sameeyay Booliska Gobolka Banaadir, iyadoo xilalkii laga qaaday taliye qeyb, ku…
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka…
Ra’iisal Wasaare Kheyre oo kulan degdeg ah ugu yeeray AMISOM & Qorshe dagaal lagu qaadayo Alshabab..
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM oo dawladaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi iyo farriin u diray dadka Soomaaliyeed iyo eheladii ku geeriyooday weerarkii Alshabaab ee…
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay weerarkii maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Shaqada…
Waxaa la xaqiijiyey in Wasiir ku xigeenkii wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomalaiya lagu dilay weerarkii dableyda Alshabaab ku qaadeen…
Ciidamada Amiga dowlada Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii dableyda Alshabaab ku galeen xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee degmada Shangaani,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabelle lagu dhaawacay, isla markaana lagu dilay askar…
Ciidamada dowladda ayaa ku jira howlgal laguy badbaadinayo shaqaalaha Wasaaradad Shaqada iyo Shaqaalaha oo xaruntooda Muqdisho ay weerar ku galeen…
