Browsing: Banaadir
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax gaari oo duhurnimadii maanta ka dhacay Laami-yaraha Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgal xoog leh ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wardhoogley magaalada Muqdisho.
Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay qarax loogu xiray uu ku qarxay Xaafada Sey…
Warar goordhow naga soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in uu qarax goor dhow ka dhacay degmada hodan…
Weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed ayaa lagu qaaday bar ay ciidamada Booliska ku sugnaayeen, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsnaa ciidamada dowladda Soomaaliya.
Filim muuqaal ah oo Alshabaab ay maanta baahisay ayaa waxaa lagu baahiyey falal khaarijin ah oo ay ka fulisay magaalada…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa markii saddexaad 10 beri gudahood dab qabadsiiyey Gawaari Dhuxul siday oo ka yimid Gobolka Sh/Hoose. Weerarkii ugu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray xarunta taliska guud ee Gobolka Banaadir oo dib…
Ganacsatada fadhigoodu yahay dalka Kenya oo iska leh Markab Sonkor sida oo kusoo xirtay Dekedda Muqdisho ayaa beenisay warar laga…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey ciidamo ka tirsan Booliska oo Muqdisho ku dilay dad shacab maalmihii ugu…
Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in duqeyta Mareykanka ku hayaan kooxda Alshabaab aan wax guul ah lagu gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah ay koox hubeysan toogasho ku dishay qof shacab…
Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay middo ku dhow 30 sano marti gelin doonta ciyaar kubadda cagta ah oo heer Goboleed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed loo adeegsaday caawa lagu qaadya ciidamo Boolis ah oo fariisin…
Wiil dhalinyaro ayaa lagu dilay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho kadib markii uu rasaas ku furay askari ka tirsan ciidamada…
Tababar ku saabsan Sharciyada Canshuurta iyo Qaadisteeda ayaa maanta loo furay 200 askari oo ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya.
Bixinta Baasaboorka Soomaaliga ayaa dib loo bilaabay maanta, kadib markii uu xayirnaa muddo ka badan laab bilood taasoo cabasho culus…
