Browsing: Banaadir
Koox hubeysan ayaa caawa wiil dhalinyarro ah ku dilay magaalada Muqdisho, iyadoo sii xoogeysanayaan dilalka sida joogtada ah uga dhacaya…
Wararka laga helayo taliska booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray taliyihii saldhigga Booliska degmada Xamarweyne G/Dhexe Siciid Cumar…
Xarakada Alshabaab ayaa shaaciyey magacyada saraakiil ay sheegtay inay maanta ku dhinteen Qarixii ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow…
Olole lagu ururiyey in ka badan 600 Mooto oo Muqdisho ka dhacay & Shuruudo lagu soo rogay [Dhageyso]
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka ururiyey Mootooyinka Dhugdhugleyda ah, waxaana howlgal lagu qaaday muddo 48 saacadood ah lagu…
Xarakada Alshabaab ayaa war kasoo saartay dil saaka lagu khaarijiyey madaxdii shirakdda P&O ee maamusha dekadda magaalada Boosaaso.
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta Suuqa casriga ah ee ugu weyn caasimadda ee Muqdisho Mall…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka tirsanaa warbaahinta dowaldda Soomaaliya uu ku dhaawacmay qaraxii maanta ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar…
Afhayeenkii hore ee G/Banaadir, haddana ka mida agaasimayaasha Maamulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa maanta wareejiyey Guri uu kiro ugu…
Sida ay sheegeen wararka laga helayo magaalada Muqdisho askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa toogasho afsaar ah ku dilay darawalka…
Ciidamada Amniga amagaalada Muqdisho xalay iyo maanta ka bilaabay olole lagu beegsanayo Mootooyinka Dhugdhugleyda ah ee Dhalinyaradda Muqdisho ay ku…
Digniin loo diray Sarakiisha & Dadweynaha hubka ku heysta Guryaha iyo Howlgal bilaabanaya Caasimadda
Maxkamadda ciidamaa Qalabka sida ayaa digniin u dirtay sarakiisha ciidamada dowladda ee la sheegay inay hubka sharci darrada ah ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay haweeney Soomaaliyeed oo…
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, kadib uu u yeeray markii la sheegay in madaxweynaha…
Waxaa bishii saddexaad galay markii uu joogsaday bixinta Baasaboorka Soomaaliga, iyadoo dadweyne fara badan ay subax waliba tagaan xarunta Hay’adda…
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u dhis ku sameyneysa xarumihii canshuur ururinta degmooyinka Gobolka Banaadir.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib u soo celiyay kormeero uu ku tegayo qaar ka mida goobaha bulshadu…
Dabkii caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ayaa lagu guuleystay in la damiyo, kadib gurmad weyn oo loo galay intii aanu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab a kacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
