Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam loo adeegsaday lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Wadajir ee…
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamada dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dishay goor dhoweyd sarkaal sare oo ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dhowaan jaangoyn ku sameeyay mushaarka ay qaataan madaxda kala duwan ee Gobolka Banadir iyo shaqaalaha, iyadoo…
Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaawacay Injineero Ajnabi ah oo la shaqeynayey shirkad korontada ee Muqdisho…
Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la dhigay kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Muqdisho, gaar ahaan kasoo horjeedka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada Muqdishom gaar ahaan agagaarka taallada Daljika Dahsoon.
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof. Salah C/llaahi Cumar oo ahaa dhaqtar caan ka ahaa Soomaaliya.
Taliska Ciidanka Asluubta ayaa faahfaahin ka bixiyay isku day Dil oo koox maxaabiis ah ay isku xabsiga dhexdiisa ka sameeyeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xabsiga weyn ee Muqdisho lagu dhaawacay Anthony Thomas Cox oo ahaa ninkii ajnabiga…
Nin dabley ahaa oo dhaawacay askari ka tirsan ciidamada Booliska ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib fal ka dhacay degmad…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah oo…
Wararka laga helayo dagmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay lix qof ku dishay suuq ku yaalla degmadaasi.
Waxaa xalay saq dhexe Dab qabsaday Suuqa weyn ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho, isagoo geystay qasaare kala duwan, inkastoo markii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhaqtarkii u dhashay dalka Siiriya ee dhowaan Gaari uu la socday la…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee JDP ayaa seminaar looga hadlayey ‘Fahamka Guud ee Dowladnimada iyo Xisbiyada siyasadeed’ ku qabtay magaalada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dilay laba sarkaal oo ka…
Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa galabta ka qeyb galay kulan ay lahaayeen xisbiga UPD oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Xasan…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa amar kasoo saartay nin ajnabi ah oo 19-kii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay galabta isgoyska Taleex ee Magaalada Muqidsho, iyadoo la dhigay Albaabka Xarunta Bankiga…
