Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Soomaaliya.
Shirkadda Diyaraadaha Itoobiya ee Ethiopian Arilines ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadi Garoonka caasimada Soomaliya ee Muqdisho kadib hakad ku yimid…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay qof shacab ah xaafadda Albaraka eee…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay burburiyeen dhismayeyaal ay sheegeen inay sharci darro ah oo ku yaalla degmada Waaberi ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax Gaari uu ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka lag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan oo burcad ah ay sababeen dhimasho afar qof oo ciidamo…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inaysan wax cabsi iyo halis…
Shirkadda Ethiopian Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho & Baaritaan ku socda Nin loo qabtay…
Shirkadda Eithopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku imaan jirtay magaalada Muqdisho, kadib dhacdo ka dhacday garoonka Adan Cadde ee…
Guddi Muddo 7 sano ah laga heystay qoyskii lahaa ayaa maanta lagu wareejiyey munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen madaxda Gobolka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya meydad lagu arkay xaafad ka tirsan degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Deyniile ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maanta Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle Osman lagu qabtay nin laag shakiyeyoo Ajnabi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay fal dil ah maanta ka fulisay suuqa weyn ee…
Maxkamada Darajada koowaad ciidamada Qalabka Sida ayaa manta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku ku riday eedeynsane Maxamed Cabdiraxmaan…
Guddoomiyihii Dhalinyarada degmad Hodon Xuseen Hadaafow ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weeraray ku qaadeen maanta koox hubeysan oo…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay Xabsiga dhigeen askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay inuu baad ka…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, kalluumaysiga, Haweenka, Ganacsiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha.
Dab xoog leh ayaa qabsaday Xarumo gaancsi oo ku yaalla agagaarka Isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dabkaasi uu qasaare…
Maxkamada Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday askari lagu magacaabo…
Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi oo ku sugan Magaalada Muqdisho, kana mida culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay inuusan siyaasi ahayn wax lug…
