Browsing: Banaadir
Wasiirka Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Xarunta weyn ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Gegidda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaari lagu soo xiray waxyaabaha qaraxa uu goor dhoweyd ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan Ciidamada dowladda uu bareer ah toogasho ugu dilay darawal…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col. Qaasim Axmed Rooble ayaa faahfaahin ka bixiyey dhaawac loo geystay xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyey xeerka hanti dhowrka oo isbedel kooban lagu sameeyay.
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka sida ayaa diiday rafcaan ay qaateen laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska oo sababay…
Nadwo cilmiyeed ay soo qaban qaabisay kulliyadda shareecada iyo Daraasaadka Islaamka ee Jaamacadda soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho gaar…
Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed…
Haweeney baraha bulshada ku qabsatay marka ay soo dhigtay Video sarkaal ka tirsan ciidamada booliska basle ahaa saygeedii hore oo…
Maxkamadda Ciidamda Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay maanta Laba xidigle ka tirsanaa ciidamadda xoogga dalka oo lagu magacaabo…
Sheekh Maxamed Sheekh ibraahim (Kenyawi) ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ee muxaadaradii lagu balansanaa inay ka dhacdo Hoolka Sahal ee…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa war kasoo saaray muxaadaradii Sheekh Kenyaawi ee lagu qaban lahaa magaalada Muqdisho oo baaqatay kadib isbuurasho…
Is-buurasho & Rasaas ka dhacday kulankii Sheekh Kenyaawi ee Muqdisho iyo dad ku dhaawacmay [Sawirro]
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbuurasho iyo rasaas ay ka dhacday goob lagu qaban lahaa muxaadarada Sheekh…
Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay…
Howlgal lagula tacaalayo dab ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho ayaa socda, kadib markii uu caawa dab qabsaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Dab ka kacay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay saarkal ka tirsanaa ciidamada Booliska, kadib markii uu fal xadgudub ah kula…
Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu ahaa waxyaabaha qarxa oo loogu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaari ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho.
