Browsing: Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrintii sababtay in xilka laga qaado guddoomiyihii xilka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal dil ah ka fuliyeen degaanka Ex. Koontarool Afgooye, degmada…
Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Xamar-jajab ayaa maanta xilka la wareegay, kadib markii muddo toddobaad gudihiis ah loo magacaabay laba jeer…
Wafdigii Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee laga hor istaagay inay tagaan magaalada Garowe, si ay goobjoog uga noqdaan doorashada maamulkaasi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay koox hubeysan dil khaarijin ah ku fuliyeen guddoomiye waaxeed ka…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxman C/shakuur ayaa shir jaraa’id ku qabtay albaabka hotel Maka Almukarama ee wadadda dhexdeeda.
Ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ayaa hor istaagay oo joojiyey xaflad uu xisbiga Wadajir ku qabsan lahaa hotel ku yaalla magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiye oo ka tirsan Gobolka Banaadir,…
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo…
Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service -(UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da…
Qaramada Midoobay ayaa amar ku soo rogtay mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Xafiiska UNSOM ee magaalada Muqdisho, iyadoo farriimo loo diray lagu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda hadda xilka heysa ku eedeeyay inay…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ku tegay wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda magaalada Muqdisho.
Shirkad cusub ayaa ku soo biirtay howlaha adeegga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, shirkadan oo lagu magacaabo MAERSK LINE ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdishio ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Taliyihii Saldhigga Booliska Degmada Wardhiigley.
Kulan ay yeesheen xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka ee SONSA…
Weerar Bam Gacmeed ayaa caawa lagu qaaday laanta Horseed ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin dhaawac ahaa oo la dhigay mid ka mida isbitaallada Muqdisho lagu…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa 24 saacadood kadib war kasoo saartay weerarkii madaafiicda ee shalay lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay…
Qaraxa Bam gacmeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin laga shakiyey ay eryadeen ciidamada amniga.
